Monday, May 24, 2010

Ogaysiis: Ku socda Jaaliyadda Beesha Sade ee UK.

 UPDATE FROM

Somali Central State Meetings in Leicester uk


dhammaan Jaaliyadda Beesha Sade ee UK, Waxaa lagu wargelinayaa ama la ogaysiinayaa in maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay 26 bishaan Juun saacadduna ay tahay 13.30 ilaa 6pm, inuu dhacayo ama la qabandoono Shir ama kulan Dhaqaalo loogu uruurinayo Dawlad Gobaleedka Bartamaha Soomaaliya ( SOMALI CENTRAL STATE), Hadduu Eebbe idmo.

Haddaba Dhammaan ciddii danaynaysa Goobta lagu qabanayo kulankaan iyo teleefoonka ay kale xiriiri karaan faahfaahin dheeri ah waa sidatan:-

 THE RESOURCE CENTRE ( LONDON).

356 HOLLYWAY ROAD.

LONDON London N7 6PA

BUS.NO.259,91,17,253,29 AND 254

BUS STOP KA magaciisa waa Holloway nags head

UNDERGROUND: Holloway, Piccadilly line

Tel.07506554886 Maxamed Tahliil

Tel.TEL:- 07983540388 Cabdulaahi Cabdisalaam

Tel.07949428275 Axmed Garaad

Tel.07951268521 Sahro Yuube

Tel.07939931150 Kayf Aadan

Tel.07947193556 Safiyo Sh Daahir

Tel 07852503878 Cadar Adan

Tel 07534661195 Duraan Shirwac

Marka dhamaan Walaalihiis waxaa ku mahadsan tihiin inaad nagala soo qayb gashaan xafladaan sharafta leh oo ka dhici doonta adreskaa aan kor idiinku soo sheegnay iyo waqtigaas adinkoo mahadsan.

Daahir Faarax Afdheere.

Email:-gulan1969@yahoo.co.uk

Birmingham, United-kingdom.

No comments:

Post a Comment