Friday, May 21, 2010

Mustafe Galaal oo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle

{Buuhoodle}21-06-10Mustafe Galaal iyo ciidamo uu hogaaminayo oo iskaga soo baxeen maamulka Somalidiidka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. Daawo Sawiro

Soo dhawayntan oo ay ka qayb qaateen dhamaan shacab waynaha SSC ee magaalada Buuhoodle, Shacabka reer Buuhoodle ayaa kaga hortagay meel magaalada Buuhoodle dhanka Widhwidh ka xigta 19KM. shacabkan oo uu hogaaminayay Garaad abshir Saalax Maxamed, waxaan mustafe Galaal iyo ciidamadiis lagu soo dhaweeyay Caleemo Qoyan.
Daawo Sawirada..

No comments:

Post a Comment