Thursday, November 18, 2010

Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed visits the Military bases in Mogadushu.:marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals .: Islam Women For Dating Islam singles seek love, dating and marriage. Join free today.: Somali News November 19, 2010 Hees Somali PM pays visit to Amisom hq Mogadishu Friday 19 November 2010 SMC The new Somali Prime Minister, Mohamed Abdullahi Mohamed, yesterday paid a visit to AMISOM Force Headquarters

update on : Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed First Official Meeting with his national security team

Image

Image
A ribbon cutting ceremony new housing unit and military medical center
Image

Image
Visits Wounded Soldiers at The Army  Hospital
.



"Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waa kii ugu horreeyay oo booqasho ugu taga ciidanka xoogga dalka, isagoo doonaya inuu arko ciidammada, booqashanna waxaan ku tilmaami lahaa mid abshireed," ayuu
yiri Gen. Jimcaale oo ciidammada la hadlayay.
Mr Maxamed Farmaajo, ayaa salaan ka qaatay ciidammadii uu booqashada maanta ugu tagay, waxaana xero walba uu tago laga garaacayay muusigga astaanka qaranka.

"Waxaan dhaar ku maray, in dowladdan aysan noqon mid musuqmaasuq, balse ay dalkeeda iyo dadkeeda ugu shaqeyso si daacadnimo ay ku jirto, waxaana muhiimada koowaad siinaynaa ciidammada qalabka sida," ayuu hadlakiisa kusoo gabgabeeyay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.

Image

 
The new Somali Prime Minister, Mohamed Abdullahi Mohamed, yesterday paid a visit to AMISOM  Force Headquarters in Mogadishu and was briefed on the mission's activities by the Force Commander, Maj. Gen. Nathan Mugisha.
The premier expressed his gratitude for the support that the Transitional Federal Government had received from the AU peacekeeping mission, noting that they were instrumental to the success of the Somali peace process and the rebuilding of the country's institutions.
He also thanked AMISOM for the humanitarian support the mission continues to give to the residents of the city through the provision of free medical care and potable water.
Gen. Mugisha, on his part, assured the premier of AMISOM's continuing commitment to helping Somalia rise from the ashes of the last two decades. “A strong, independent and prosperous Somalia is not only good for the Somali people,” he said. “It is also the continent's best defence against the evils of international terrorism and maritime piracy.”
Accompanied by the Force Commander, Prime Minister Mohamed also toured the Al Jazeera Training Camp where he was shown a model barracks under construction. AMISOM instructors at the camp are training recruits of the Somali national army, from the strategic and tactical command to  infantry soldiers. Over 4000 soldiers and officers have so far been trained in the two years the camp has been operating.
The Prime Minister later toured government positions and bases in the city where some of these troops have been deployed and was received warmly at Hoshi and Villa Baidoa.
.
Ra’iisawasaaraha oo ay safarkiisa ku wehliyeen Taliyaha Ciidanka Milateriga iyo kuxigeenkiisa, Taliyaha Ciidamada Badda, iyo saraakiil ka tirsan kuwa AMISOM ayaa safarkiisa ka bilaabay xarunta Xalane ee saldhiga u ah ciidamada AMISOM isagoo halkaasina salaam uga qaatay cutub ka tirsan ciidankaasi oo ay ka gadaal babanayeen Calanka Soomaaliya, Calanka Midowga Afrika, Calanka dowladda Burundi iyo Calanka dowladda Ugandha.


Sidoo kale, Ra’iisal Wasaaraha ayaa tegay Xarunta Jaziira oo saldhig Milateri u ah ciidamada Dowladda tababarana lagu siiyo isagoo halkaasina kula hadlay boqolaal ka tirsan ciidanka oo tababar uga soconayay halkaasi, isagoo kula dardaarmay inay dalka difaacaan dhiigoodana u huraan, wuxuunan dhankiisa balan qaaday inuu u diyaarin doono Mushaarkoodii, Raashinkoodii iyo daryeelkooda Caafimaad.
Sidoo kale, waxa uu booqday Askar Bukaan ah oo jiifay isbitaal ku dhex yaala xaruntaasi Jaziira, isagoo ALLE uga baryaya inuu caafimaad deg deg ah siiyo, wuxuuna Koontorool ku sameeyey daawooyinka lagu daweeyo bukaanada.Ra’iisal Wasaaraha ayaa soo kormeeray dhismeyaal ka socday tuuladaasi Jaziira halkaasoo ay dhismayaashaasi ku howlanaayeen shaqaale fara badan oo Soomaaliyeed isagoo ku dhiirageliyay dib u dhiska dalka, iyadoo dhismayaashaasina loogu tala galay inay degaan ciidamada iyo saraakiisha Dowladda ee tababarka u jooga halkaasi.
Sidoo kale, Ra’iisal Wasaaraha ayaa booqday Saldhig ku yaala Xaafada Xoosh ee degmada Wadajir isagoo dusha u fuulay Daartii Xoosh oo Saldhig u ah Guutada Hillaac ee ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa halkaasi kula hadlay boqolaal ka tirsan ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed, isagoo u balan qaaday in xukuumadiisu ay dedaal aan kala go’laheyn ugu jirto sidii ay u soo dhicin laheyd xuquuqdii Ciidamada, isagoo kula dardaarmay inay iyaguna dedaal naf hurnimo u galaan sidii ay wadanka uga xoreyn lahaayeen caddowga ku soo duulay ee dalalka fog fog ka yimid.
Ugu dambeyntiina Ra’iisal Wasaaraha ayaa soo kormeeray Xarunta Ciidamada ee Villa Baydhabo isagoo halkaasina salaan uga qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka oo isugu jiray Rag iyo Dumar, wuxuuna si weyn ugula dardaarmay difaaca dalka iyo inay Aclaaqdooda ciidanimo hagaajiyaan isagoo u balan qaaday inay helayaan xaqooda.
Ruwaayad isugu jirtay Baraarujin iyo Duco ayaa loogu qabtay Xaruntaasi wuxuuna Ra’iisal Wasaare

No comments:

Post a Comment