Thursday, February 10, 2011

Somalia: 250 troops defect Somaliland army, cite 'clan massacres' : Sarkaal sare oo ka goostey maamulka Somaliland : Col Axmed Maxamed Aadan (dalabac) oo wata ciidan iyo tikniko oo buuhodle lagu soo dhaweyay sheegayna in silayo beeshisi raacay ana beeshaydaan raacaya (sawiro)

Somalia: 150 troops defect Somaliland army, cite 'clan massacres' 

At least 150 soldiers have defected from the army of Somalia's separatist region of Somaliland after citing 'clan massacres' in recent fighting, Radio Garowe reports.
Col. Ahmed Mohamed 'Dalba', leading 250 soldiers and 7 armed trucks, defected Somaliland's army and arrived in Buhodle district on Wednesday.
Col. Dalba, who spoke with Radio Garowe, said he has been an army commander in Somaliland for the past 7 years.
"Me and my unit decided to leave [Somaliland] after clan massacres were committed against Dhulbahante clan," said Col. Dalba, who belongs to Dhulbahante sub-clan of Harti clan.
Somaliland government officials have denied allegations of clan massacres, but Somaliland's army is dominated by soldiers from Isaaq clan, the only clan in Somalia which supports separatism from Somalia.
Last Monday, heavy fighting erupted between Somaliland troops and Dhulbahante clan fighters in Kalshale village over control of territory. At least 87 people were killed during the day-long battles

Sarkaal sare oo ka goostey maamulka Somaliland
 Col. Axmed Maxamed Aadan (Dalbac) oo ka tirsanaa saraakiisha Somaliland ayaa maanta 9.01.2011 Todobo baabuur oo teknika ah, Labo babuur oo xamuul ah iyo 150 ciidamo ah la galey magaalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn.

Dalbac oo la hadley BBC-da laanteeda af-Somaliga ayaa sheegey inuu ka tirsanaa ciidamada Somaliland muddo todobo sano ah balse go'aansadey inuu ka baxo kadib markii maamulka Silaanyo ka qayb qateen dagaal beleedyo ku wajahan beesha dagta gobolka Ceyn.

Sarkaalkaan oo dadweynahu si weyn ugu soo dhoweyeen magaalada Buhoodle ayaa sheegey inuu aad uga xumaadey kadib markii maamulka Silaanyo Taangiyo iyo qoryaha madafiicda goobta ku weerarey beelaha Dhulbahante kuwaasoo daga degaanka Kalshaale.

Talaabadaan ayaa dhabar jab ku ah maamulka Siilaanyo oo in muddo ah abaabul dagaal in ka wadey gobolka Ceyn.
Dhageyso sarkaalkaan oo la hadley Idaacada BBC



Sarkaal sare oo hore uga tirsanaan jirey Ciidamda Somaliland ayaa kasoo baxay Ciidamadaasi, isagoo sheegay inuu la mowqif yahay shacabka Buuhoodle,sarkaalkani oo lagu Magacaabo Col Axmed Maxamed Aadan ‘dalbac’ ayaa lasoo galay ciidamo gaadhaya 250 askari, iyo 12 gaadhi oo tikniko ah,waxaana sarkaalku sheegay in ay somaliland isaga soo baxeen isaga Iyo Ciidamadiisu kadib markii ay u adkaysan waayeen, dhibaatooyinka ay Ciidamda Somaliland ku-hayaan dadka shacabka ah ee Goboladda sool. sanaag iyo cayn. iyagoo dhowaan dad shacab ah ku xasuuqay deegaanka kalshaale, sida uu hadalka u dhiagy,Kumanaan kamid ah dadweynaha kudhawan magaaladda Buuhoodle, oo isugu jira, cuqaal, isimo, waxgarad, ururadda bulshadda, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada buuhoodle, ayaa siweyn ugu soo dhoweeyey magaalo Madaxda Gobolka Cayn ee Buuhoodle,dadka soo dhoweynayey sarkaalkan ayaa kaga hortegey tuuladda shangale oo katirsan Gobolka Cayn, taasi oo 5 km dhanka waqooyi ka xigta magaaladda Buuhoodle ee xarunta Gobolka cayn,hadaba dadweynahaaasi ayaa usoo gelbiyey dhanka mag aalada buuhoodle isagoo kumanaan dad ah kula hadlay fagaaraha kubadda cagta ee magaaladda buuhoodle,sarkaalkan ayaa sheegay inuu difaacayo deegaankiisa isagoo shacabka Gobolka cayn ugu baaqay inay isdifaacaan sida uu hadalka u dhigay,
iskusoo wadaduuboo colnel ka ayaa noqonaya kii ugu danbeeyey ee kasoo gala maamulka somaliland iyadoo uusan xiligan jirin shaqsi kamid ah shacabka gobollka cayn oo katirsan ciidamada maamulka somaliland, waxaana sarkaalkani imaatinkiisa aad usoo dhoweeyey qaybaha kala duwan ee bulshadda buuhoodle,

xasme xasan geelle : buuhoodle soomaaliya
terror free somalia


No comments:

Post a Comment