Saturday, April 2, 2011

Somalia´s foreign minister kicks out UN and UNCHR scumbags (Warsaxaafadeed)“Persona Non Grata”


press release translation English
Mogadishu (tf.sf) The ministry of foreign affairs of the transitional federal government of Somalia has issued banning on two senior officials of the United Nations offices from the country.A letter from office of the foreign ministry said that the two officials are named as; – Scott Campbell, head of UNHCHR for Africa field operations, and Sandra Beidas, head of the human rights section for the UN Political Office for Somalia [UNPOS].
“The ministry of foreign affairs.. has the honor to convey Mr. Scott Campell and Ms. Sandra
Beidas Persona Non-Grata from Henceforth”, the letter said.“The UN Human rights committee did not accomplish all the agreements concerning the rights of  Somali people and rebuild of the rights and legal agencies. Also there are individuals who have become blockage to our effort on how we could succeed on protecting human rights”, the foreign ministry statement completed.
Sahra Mohamed Ali Samatar, the state minister of the office of Somalia prime minister
also said in a press statement the prime minister hails the Decision.“Our country is strong, we need to demonstrate our nationhood and our ability and also protect hurdles in our front face”, she said speaking
to media.
“On behalf of the office of the prime minister we support the decision and we can not permit the pair function in our country”, Sahra
added.The banning of the two United Nations officials came when the
cabinet hold very crucial meeting in the capital, Mogadishu as Somalia Prime Minister Mohamed Abdulahi Mohamed was chairing.The government also boycotted UN especial envoy’s proposed agenda on political dialogue which will be held in Nairobi next week.
original reporting  somali
Warsaxaafadeed
Muqdisho,April, 02.2011------Anigooah wasiirudowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha isla markaana ah u qaybsanahaxukuumadda Soomaaliya arrimaha xuquuqda aadanaha, waxaan halkaan ku xusayaa inay lagama maarmaan tahay in wadankeena uu yeesho awoodii uu ku ilaalin lahaaxuquuqda aadanaha si aan u dhowrno dhamaan xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Waxaan halkan uga mahadcelinayaa dadka nagucaawinayaa sidii aan guul uga gaari laheyn arrimaaha dhowrista xaquuqdaaadanaha, hase ahaatee waxaa jiraa shaqsiyaad doonaya in ay is hortaagaan sidiiaan oga guul gaari laheyn dadaalkeena ku wajahan dhowrista xaquuqda aadanaha.
Caqbadaha na hortaagan waxaa ka mid ah inguddiga caalamiga ee xuquuqda aadanaha in uu san fulinin balan qaadyadii kuaadanaa xoojinta iyo dib-udhiska hay’adaha dhowra xaquuqda aadanaha iyo kuwasharciga qaabilsan sida maxkamadaha, sharci dijiyaaasha, Nabadsugida,waxbarashada iyo wacyigalinta dadwaynaynaha.
Sidaasi owgeed, waxaan halkan ku taageerayaa go’aankaka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda “PersonaNon Grata”, kaasoo ay kaga mamnuuceen inay soo galaan gudaha dalkaSoomaaliya isla markaana aysan wax shaqo ah fulin karin Mr. Scott Cambell oo ah madaxa Afrikada bari iyo koofurta eexafiiska sarre xaquuqda aadanaha ee Qaramada midoobay (Office High Commissionerfor Human Rights –OHCHR-) iyo Mrs.Sandara Beidas oo iyadana ah wakiilka Qaramada midoobay ee xuquuqdaaadanaha isla markaan ah madaxa qaybta xaquuqul insaanka ee xafiiska siyaasaddaQ/midoobay ee Soomaaliya (UNPOS) laguna wargaliyay dhamaan hay’adaha ku shaqadaleh socdaalka “Persona non Grata” sidaa darteed ayaa wasaaradda arimaha dibaddaay “Note Verabal” ugu dirtay hay’adahaQ/midoobay oo ay ka wakiil tahay UNPOS.
Sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa xafiiska sarre eexaquuqda aadanaha ee Q/midoobay in ay ka fiirsadaaan shaqsiyaadka ay usoowakiilanayaan arimaha dhowrista xaquuqul aadanaha dalka Soomaaliya.
XafiiskaWarfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha
media@opm.gov.so
--
Garad Salad Hersi Press Officer, office of the Prime Minister Mogadishu, Somalia

No comments:

Post a Comment