Columbus, OH. Qaar badna oo kamid ah wax-garadka jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Columbus ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Caaqil Bashir Cabdirahman Gurxan oo todobaadkan u anbo baxaya magaagaalda Muqdisho Soomaaliya. Caaqilka oo in mudan daganaa dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Columbus MORE

No comments:
Post a Comment