Tuesday, May 3, 2011

Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed Rename Elementary/Middle School after former Minister of Education ( WAYEL primary School).Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah oo maanta kaqeybgalay Munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashadu kula wareegtay Iskool H/dhexeoo loogu magac daray marxuum Waayeel

Elementary/Middle School with a continuous program from Junior Kindergarten to Grade 8. The school was named after Min. of Education, Ahmed Abdullahi WAYEL
Wadajir district in the south of the Somali capital Mogadishu, Elementary/Middle School

Ahmed Abdullahi WAYEL was one of the  Three government ministries, Dec 3, 2009 killed in an explosion in Mogadishu,  two reporters and other nine university graduates  also get killed . Among the  three ministries killed was the explosion are, Healthy minister Qamar Aden Ali, Education minister Ahmed Abdullahi Wayel, and the minister of Higher Education Professor Ibrahim Hassan Adow.Late Higher Education Minister Ibrahim Hassan Adow

the ministers and the reporters were attending a graduation ceremony in Shamo Hotel in Mogadishu when the bomb went off.

Sports minister, Suleyman Olad Roble, is reportedly injured in the explosion and a famous doctor, Mohamed Aden Shahid was killed.At least nine graduates have also been killed in the blast which rocked the entire hotel.


al shabab  group has claimed the responsibility of the attack in Shamo hotel in Mogadishu, but this is the work of al Shabaab who are accustomed to kill people in suicide and landmine explosions.




Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah oo maanta kaqeybgalay Munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashadu kula wareegtay Iskool H/dhexeoo loogu magac daray marxuum Waayeel

Ra’iisul WasaarahaXukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo)ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyoTacliinta sare kula wareegeysay Iskool loogu magacdaraty Allaaha u naxariisteeWasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Axmed Cabdillaahi Waayeel kaasoo oo laga hirgeliyay xaafadda Jaziira oo ku taala Duleedka Degmda Wadajir eeGobolka Banaadir.
Munaasabadan aymaanta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaliya kulawareegeysay Dugsi cusub oo lagu magacaabo Dugsiga hoose iyo Dhexe ee Waayeelislamarkaasna lagu qabtay xarunta Dugsigaasi ee Jaziira ayaa waxaa ka sooqeybgalay Ra’iisul Wasaare Farmaajo, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddahaiyo Tacliinta sare Dr. C/nuur Sh. Maxamed, Agaasimaha guud ee wasaaraddaWaxbarashada Muuse Faarax Xeyd, Afheyeenka Xukuumadda ahna la taliyahaR/wasaaraha ee xagga Warfafinta Eng. C/raxmaan Yariisow iyo saraakiil kasocotay AMISOM.
Ugu horreyntiiayaa waxaa munaasabadda hadal ka jeedisay Caasho Cumar Axmed oo ka mid ahdadkii gacanta ku hayay Dugsigaasi oo ay wax ku bartaan Caruurta ay dhaleenCiidamada Xoogga dalka Soomalaiya ayaa faahfaahin ka bixisay marxaladihii uu somaray dugsiga, iyadoo tilmaantay in Dugsigaasi ay markii hore aas aaseenCiidamada AMISOM Bishii Ramadaan ee sanadkii hore islmarkasana ay maanta farxadu tahay inay ku wareejiyaan Dowladda Soomalaiya.
Sidoo kale,Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomalaiya DrC/nuur Sh. Maxamed oo hadal ka jeediyay xaflada ayaa sheegay inay fursad qaaliah tahay inay dowladda la wareegto dugsigaasi waxa uuna sidoo kale shaaciyayinay jiraan dugsiyo kale oo ay Dowladda gacanta ku hayso uuna ka mid yahaydugsi isna loogu magac daray Dugsiga Prof. Ibraahim Xasan Caddow Wasiirkii horeee Hiddaha iyo Tacliinta Sare kaas oo ka mid ahaa dadkii naftooda ku waayayQaraxii Hotelka Shaamow 3-dii December sanadkii 2009-ka.
Ra’iisul WasaarahaXukuumada FKMG ah Mudane Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo oo jeediyayKhudbaddii ugu dambeysay ee Munaasabadda ayaa sheegay in dugsigani uu yahaydugsigii labaad ee ay la wareegto Dowladda, waxa uuna xusay R/wasaaruhu inayarintaasi qeyb ka tahay dadaallaad lagu soo celinayo adeegyada BulshadaSoomalaiyeed.
R/wasarahaSoomalaiya iyo Xubnihii la socday ayaa soo kormeeray dhammaan qeybha kala duwanee fasallada ,si ay ugu kuurgalaan xaalaadda waxbarasho ee Dugsiga, waxa uunaR/wasaare Farmaajo mid mid u salaamay caruurtii wax ka baraneysay Dugsiga hooseiyo Dhexe ee Waaayeel kuwaas oo ay dhaleen Ciidamada Xoogga dalka Soomalaiyeed.
Dhowaan ayeeyaheyd markii ay dowladda Xukuumadu si rasmi ah ula wareegtay Dugsiga Hoose iyoDhexe ee Maxamuud Mire kaas oo ay ballaan qaaday Wasaaradda WaxbarashadaHiddaha iyo Tacliinta sare inay si lacag la’aan ah wax uga baran doonaan ardaydaSoomaliyeed.


--
Garad Salad Hersi
Press Officer office of the Prime Minister

Mogadishu, Somalia

No comments:

Post a Comment