Tuesday, June 7, 2011

Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed with Mogadishu mayor Mohamed Ahmed Noor and City leaders Visit Districts of Boondhere and Shibishi Liberated Districts from shabaab/"We will rebuild this city,"Ra’iisulWasaaraha oo maanta kormeeray fariisimaha hore ee degmooyinka Hodon iyo Boondheere ee ciidamada Dowladda FKMG ah

On the Right Side Gedi Shadoor Districts of Boondhere  city commissioner
 
 (second from the left)Mogadishu mayor Mohamed Ahmed Noor
Maka Al-mukarama rd
Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed
City Council Speaker
 district's residents attend victory celebration
Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed said on  his speechwe will rebuild this great city."We will rebuild this city,"
TheTransitional Federal Government (TFG) of Somalia and AMISOM forces are winning the war against terrorist groups in Mogadishu. TFG and AMISOM Forces have now taken control of Hodon and Bondhere Districts. Extremistshave now been cleared from major landmarks and buildings such as the FormerMinistry of Interior, the Italian and Syrian Embassies, Bondere DistrictHeadquarters, Manopolio Junction, and the Somaliweyne Radio station.


Security successes in Mogadishu provide hope for people to return to their homes. TFG hasput all its efforts politically and financially towards security. The PrimeMinister of Somalia, Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo)

Ra’iisulWasaaraha oo maanta kormeeray fariisimaha hore ee degmooyinka Hodon iyo Boondheere ee ciidamada Dowladda FKMG ah (Sawiro)
Muqdisho,June 7, 2011----------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah eeSoomaaliya ayaa maanta kormeeray jiidaha hore ee degaalka ee fariisimaha u ahciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed, gaar ahaana goobihii aydhowaantan kala wareegeen kooxaha dowladda ka horjeeda ee degmooyinka Hodon iyoBoondheere.


Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaaku wehlinayay kormeerkan guddoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Maxamuud AxmedNuur Tarzan, Agaasimaha Xafiiska R/wasaaraha Mudane Abuukar Daahir Cismaan (Baalle),wefdi xildhibaano Kenyati ah oo uu hogaaminayay Mudane Ilyaas Barre Shiil, iyosaraakiil isugu jirtay kuwa xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad illaalintaee AMISOM.


Ra’iisul Wasaaraha ayaa kormeerkiisaka bilaabay degmada Boondheere oo ay dhowaan si buuxda gacan ku heynteeda ulawareegeen ciidamada Xooga dalka, wuxuuna tegay dhufeysyada hore ee ay ciidamaduku sugan yihiin isagoo guddoonsiiyay xoolo nool oo isugu jiray Neefaf geel iyoLo’ ah, wuxuuna ugu hambalyeeyey geesinimada iyo howlkarnimada iyo welibagudashada waajibaadkooda Qaran ee xoreynta dalka iyo dadka.


Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu socodku soo dhex maray xarunta degmada Boondheere halkaasoo ugu dambeyntiina uu kulahadlay boqolaal dadka reer Boondheere ah isagoo ugu hambalyeeyay sida aygacanta ugu siiyeen shacabku ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed guulaha ay kagaareen caddowgii mudada ku sugnaa degmadan Boondheere.


Ra’iisul wasaaraha ayaa sidookale, booqday xaafada African Village oo ka mid ah goobihii ay dhowaantan lawareegeen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed, wuxuuna halkaasi ugu balan qaadayin Xukuumadiisu ay muhiimada koowaad siin doonto daryeelka iyo nafaqeyntaciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed oo naftooda u huray har iyo habeena u taagandifaaca dalka.

--
Garad Salad Hersi
Press Officer office of the Prime Minister
Mobile: +252-615536608
             +252-6-2536608
Mogadishu, Somalia


No comments:

Post a Comment