Saturday, July 9, 2011

RW C/weli: wuxu ka diiday Sakiin ma ka yeeli doonaa Faroole?

Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxa ku sugan Raysalwasaare C/Weli Maxamed C. Gaas oo dhowaan loo magcaabay xilka raysalwasaarannimo, iyadoo laga dhawrayo raysalwasaaraha inuu soo magcaabo dhowaan gole wasiirro oo taya leh, oo ku jaan go’an aqoon, karti iyo waddaniyad. Waxa isna maanta u duulay dhanka Nayroobi Madaxweynaha Garoowe, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo la filayo in ujeeddada u weyn ee uu Nayroobi ugu kicitimay ay tahay ‘la kulanka raysalwasaare Gaas,’ si ay uga wada xaajoodaan doonista Faroole ee ah, in isaga laga ra’yi qaato markay noqoto wasiirrada dawladda dhexe u gelaya Puntland..  read.more
See related story
Will the new prime minister give in to Farole’s demands?

No comments:

Post a Comment