"... 12-mayl haddii aanaan diidi lahayn waxay noqon lahayd in riigagga batroolka laga qodo Xamar dushiisa meel aad arkeysid haddii aad xeebta istaagtid. Kalluunkii in laga dabto ayey noqon lahayd, qashinka in lagu shubo ayey noqon lahayd, Arrintaasi mid la qaadan karo ma ahayn...." "arrrintaas waa ka gariirnay, waxay noqotay ugu dambayntii in naloo soo jeediyo cudurdaar si rasmi ah wasiiradii (gaashaandhigga ee Bariga Afrika) noogu soo jeediyaan, qoraalkiina waa laga saaray 12-kii...." Faarax Qare... more
No comments:
Post a Comment