Thursday, January 19, 2012

One of the main leader of tribal chief from West Puntland Suldaan Siciid Cismaan Farax killed by armed men in the city. Gunmen kill an elder in Galkayo townTaariikh Nololeedkii Suldaan Siciid Cismaan Faarax Halkan ka baro :acsi ka timid qaybaha kaladuwan ee bulshada Gaalkacyo kuna Socota Ehelada Marxuum.Suldaan Siciid faarax


Unknown assailants on Thursday shot dead a traditional elder in Galkayo town, Mudug region, under unknown circumstances.
reports say the gunmen shot dead the deceased,West Puntland  Suldan Sa’id Osman, an elder Born And Raised city of Goldogob, Mudug region of Puntland, Somalia He has  been  leaving the city of  Abudwak In the past several years, as he walk near Puntland’s area administration headquarter. The assailants immediately fled the area.
The elder is said to have arrived the city just recently. Although the identity and the motive of the gunmen are yet to be established, locals suspect that the attack was a revenge attack based on clan rivalry.Local authorities have not yet released any comment regarding the incident.Galkayo has in the past months seen several similar incidents, raising eyebrows among the locals, with local administrations in the south and north of city promising to contain the situation.


Gaalkacyo:(Allpuntland)-Iyadoo saaka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu toogtay eebe ha u raxmadee Suldaan Siciid Cismaan Faarax oo kamid ahaa Salaadiinta Soomaaliyeed islamarkaasna ay malayshiyo hubaysan ay dishay loona dilay Aano qabiil ayaa ay qaybaha kaladuwan ee bulshada gobolka Mudug gaar ahaana Waxgaradka & Siyaasiyiinta gobolku ka tacsiyeeyeen geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum.Suldaan Siciid Shoobare.

Qaybaha kaladuwan ee Bulshada gobolka Mudug ayaa muujiyey sida ay u taabatay geerida naxdinta leh ee kutimid Marxuumka oo gudaha magaalada lagu dilay Waxaana ay tacsi tiiranyoleh u direen ehelada, asxaabta, qaraabadii & Dhamaan Ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeryooday marxuumkan oo ay sheegeen inuu qayb muhiim ah uga jiray nabadaynta & isku keenista dadka walaalaha dilkiisuna uu ahaa mid laga noxo.

Sidoo kalena Siyaasiyiinta & Waxgaradka gobolka Mudug waxay si gaar ah tacsi ugu direen ehelada Marxuumkan oo ay sheegeen inay la wadaagayaan geerida Suldaanka oo ay sheegeen inuu ka geeryooday bulshada Soomaaliyeed si gaar ahna uu shacabka reer Gaalkacyo u taabanayo maadaama uu mudo Suldaanku kusugnaa islamarkaasna ka qaybqaadanayey hormarka dhanka Nabada ee Gaalkacyo ka jirto.
Tacsidan waxaa diraya Siyaasiyiinta & Aqoonyahanada kala ah:-
Dr.Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) Madaxweyne xigeenkii hore ee dawlada Puntland.
Jen.Cali Cabdirisaaq Sheekh Cismaan (Cali Baadiye)
Cilmi Cali Guuleed
Maxamed Abshir Dhoo-Dhoole
Cali Maxamed Daahir Afqarshe
Dr.Bashiir Cali Biixi
Faarax Cabdi Doorshe
Eng.Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud (Fiyoore)
Cismaan Barre Khalaf
Eng.Yuusuf Cali Xirsi Iyo Dad kale oo aad u farabada.
Xafiiska Wararka Allpuntland, Gaalkacyo.

No comments:

Post a Comment