Saturday, July 21, 2012

Tacsi Marxuum Amb Jaamac Dirir Guleed


                                  Tacsi    



Innaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun

July, 21,  Reston, Virginia 2011------Magaca  dhamaann Reer Yusuf Warasme (Reer yusuf ganay) Hooyo Faaduma dheere  Guuleed ( Canada, Sweden and the US) WaxaanTacsi tiiraanyo leh u diraya Abti  Marxuum Amb Jaamac Dirir Guleed oo maanta ku geeriyooday magaalada London ee wadanka Ingiriiska, dhamaan reer cad cad Qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed Meel walba ay joogaan.

Geeriduwaa xaq, noole walbana waxuumarayaa dhimasho. Waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Abti Marxuum Amb Jaamac Dirir Guleed Janadii Fardowsa ka waraabiyo,kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo, dhammaan ummadda Soomaaliyeedna Samir iyo IIMAAN ka siiyo.

   
 Abdirahman Y Warsame

-DHAMAAD-

No comments:

Post a Comment