Sunday, July 15, 2012

Waraysi Prof. Liban Egal Muqdisho oo ay ugu danbaysay 20 sano hahor

Prof. Liibaan Egal oo todobaadkan booqday magalada Muqdisho oo uu dhowr iyo labatan sano ka maqnaa dib u booday ayaa waraysi gaar ah siiyay wariye Hanad Cali. Waraysigan ayaa waxaa uu taabanayaa dhinacyo badan haday tahay aragtidiisa la xariirta isbadalka Muqdisho, hanaanka nabada, isbadalka siyaasada iyo nolosha ijtimaacigaa. Dhagayso: 

Prof. Libaan Egal waxaa uu macalin ka yahay Jaamcada George Mason University ee magaalda Virginia dalka Mareykanka, waxaana uu dhawaan booqday magaalda Muqisho oo ah halkii u ku dhashay kuna barbaaray yaraantisi oo uusan arag muda dheer colaadaha Soomaliya ka taagan awgood.Via Gedoonline

No comments:

Post a Comment