Wednesday, June 19, 2013

Madaxweynaha Jubaland State oo isbitaalka ku booqday Col: Yaasiin Nuur Gaas(Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubaland State oo isbitaalka ku booqday Dhaawacii Col: Yaasiin Nuur Gaas oo ku jiro Isbitaal ku yaalo Magaalad Nairobi.Xaalda caafimaad ee Col.Yaasiin Nuur Gaas ,Radeer oo ahaa gudoomiyihii ku xigeenkii maamulkii ku meel gaarka ahaa ee kismaayo ayaa maanta qaliin lagu sameeyay ayadoo xaaladiisa ay aadu fiican tahay.

Col: Yaasiin ayaa lagu wadaa in dhawaan uu ka soo baxo isbitaalka.

No comments:

Post a Comment