Tuesday, May 4, 2010

Isimadda iyo Hogaanka SSC oo si wayn loogu soo dhaweeyay Buhuudle + sawiro

Waxaa magaaladda Buhuudle si aad u bahaaran loogu soo dhaweeyay wafti   balaaran oo ay hogaaminayeen   Isimada Beesha Dhulbahante, dadkii isku soo baxay ayaa waxay ahaayeen dad aad ugu faraxsan soo dhawayntii isimada iyo hogaanka, taas oo ku tusaysa sida ay dadka u raacsan yihiin hogaan iyo halganka ay ku jiraan isimo  dhaqameedka beesha, kaas oo ah soo celinta dhulka iyo kala danbaynta  goboladda SSC,isimada oo ka qayb qaatay u jihayta siyaasada  wanaagsan shacbi waynaha goboladda SSC , taas oo ah midnimino is xornimo.
wixii dheeraad ah oo ka soo baxa  kulamadda isimada waan idinla soo socodsiin donaa, haddii ilaahay idmo

Qaar ka mid ah Ciidamadda SSC


Hogaamiye Saleeban xagla toosiye oo la hadlaya Shacbiwaynaha Buhuudle

Isimadda Dhulbahante oo si wayn loogu soo dhaweeyay Buhuudle

Reer Buhuudle oo Si wayn U soo dhaweeyay Isimadda iYo Qusuusidda

Ciidanka SSC ee hadda ku sugan Buhuudle


Gudoomiyaha Qusuusida,Isamada iyo hogaanka oo lagu soo dhaweeyay Buhuudle

No comments:

Post a Comment