Tuesday, April 19, 2011

Deputy PM & Minister of Defence visit Gedo region, Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi Holds Strategy Meeting With Somali official in city of luuq in Gedo region in southern Somalia.Mohamoud Sayid Adam, A Somali MP says Al shabaab fighters surrendered,Tense is high in Elwak as fighting is feared

update on Official: Govt is committed to take control over whole of the country
Deputy PM & Minister of Defence, Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi visited the front line Gedo region.
 
BELET HAWO (tf.sf) – At least 9 fighters defected from Al Shabaab on Monday yielded to the government forces in Gedo region in southern Somalia.Mohamoud Sayid Adam, A Somali MP in the region, told terror free somalia  that the fighters defected from Al shabaab administrations in Lower Jubba and Gedo regions in country’s south.He said that Somali government welcomed them warmly, adding that most of them came from Al shabaab trenches in Tulo Barwaqo just between Belet Hawo and Bardhere towns in Gedo region.
 Tense is high in Elwak as fighting is feared
Tense situation is currently reported from parts of Gedo particularly in Elwak district as Somali government forces allied with moderate Sufi group Ahlu Sunna Waljama ASWJ are making military maneuvers.Local residents said that fighting is looming according the new strong military movements in the area.However, how the situation will be is unpredictable. Somali government and Al shabaab officials in the region have not released any comments about the movements.Nonetheless, planned roadside bombs and killings against Somali government officials in the regions increased.Thus, government authorities there have reiterated they will bring to an end the repeated planned killings in parts of Gedo.
Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in kulan looga hadlayey sii wadida dagaalada DKMG ay kula jirto xarakada al-shabaab ay ku yeesheen saraakiil ka tirsan dowladda iyo wasiirka gaashaandhiga. Ee Xukuumada KMG.
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan baarlamaanka, iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia, iyadoo wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi uu kala hadlay saraakiisha ciidamada dowlada ee ku sugan gobolka Gedo in ay sii xoojiyaan dagaalada xarakada Al Shabaab.
Maxamed Cabdi Kaliil oo ah gudoomiyaha gobolka Gedo ee DKMG ee Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in kulanka looga hadlay arimo la xiriira amaanka iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalada ay kula jiraan xarakada Al Shabaab,
Dhinaca kale wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Fiqi oo markii kulanku uu soo idlaaday gaaray degmada Balad Xaawo oo BBC-da la hadlayay ayaa wuxuu sheegay in gobolka uu u tagay in qiimeyn uu ku sameeyo xaalada gobolka, wuxuuna tilmaamay in deegaanada haatan ay dowlada gacanta ku heyso ay yihiin kuwo leysku haleyn karo.
Booqashada wasiirka gaashaandhiga ayaa waxay ku soo aadaysaa xilli horey wasiiro ka tirsan dowlada ay booqasho ugu tageen gobolka Gedo iyadoo ay weli halkaasi isku hayaan ciidamada dowlada KMG iyo xarakada Al Shabaab.

No comments:

Post a Comment