Thursday, June 9, 2011

Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi (Farmajo )Arrives Back In Mogadishu: RA'IISUL WASAARAHA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY (SAWIRO)



R.wasaaraha oo in kooban la hadlay dadweynaha June 09 2011.MP3
 Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi (Farmajo )arrived in mogadishu Aadan Cadde International on a private plane a moment ago to a warm reception.
pm farmaajo  who flew from Uganda's capital Kampala, he was welcomed back to the country by Government Officials. Cabinet Members ,Parliamentary Members ,Civic Leaders , students ,Business leaders and  "Ordinary Citizen hundreds of thousands of his supporters who were waving his  posters .Pictures and  somali  flags, cheering and whistling as they greeted the Somali Prime Ministee .. farmaaajo farmaajo..   leader.This is the biggest turn out for any Somali  leader since 1991



MADAXWEYNA​HA IYO RA'IISUL WASAARAHA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY




 Ra’iisul Wasaaraha oo dalkadib ugu soo laabtay
(Sawiro)


Muqdisho June 9, 2011------ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay iyaga oo ka soodhoofay magaalada Kampala ee dalka Yugandha oo ay todobaadkii ugu dambeeyey kusugnaayeen halkaasoo ay ka soconayeen wadahadalo lagu dhameynayo habka loogagudbayo marxaladda kala guurka ah.


Madaxduma aysan bixin wax war ah oo wada jira, waxayse si wada jir ah u raaceen halgaari oo ka soo qaaday garoonka iyagoo tegay madaxdooyada halkaasoo daqiiqadoay ku wada sugnaayeen, wuxuuna Ra’iisul Wasaaruhu u soo gudbay xafiiskiisahalkaasoo ay ku sugayeen golihiisa Wasiirada oo shir u fadhiyay.


Dhinacakale, Boqolaal dadweyne ah ayaa tegay albaabka hore ee xarunta Madaxtooyadakadib markii ay maqleen inay dalka soo gaareen madaxweynaha iyo Ra’iisulWasaaraha iyaga oo ku dhawaaqayay erayo ay ka mid ahaayeen Farmaajo ha noolaado, Farmaajo ha joogo iyo erayo la mid ah, waxaana dadweynahan oo tuban Madaxtooyadahorteeda uu Ra’iisul Wasaaraha  isaga oosaaran gaari Gaashaaman dadweynaha u gacan haatiyay.


Markale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa wuxuu la hadlay haweenka ururada bulshada rayidkaah kuwaasoo gudaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka bixi waayay wuxuuna mar kalebanaanka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ugu sheegay inay caawa iska hoydaannatiijaduna ay wanaagsan tahay “Niyada kheyr u sheega caruurta u taga caawa, rajadunawey fiican tahay” ayuu si gaaban u yiri Ra’iisul Wasaaruhu isagoo kadibna galaykulankii u soconayay golaha Wasiirada. 

--
Garad Salad Hersi
Press Officer office of the Prime Minister
Mobile: +252-615536608
             +252-6-2536608
Mogadishu, Somalia



On The Other Hand...  Islamist leader Sheikh Sharif  didn't get a very warm reception

No comments:

Post a Comment