Monday, September 19, 2011

Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Cabdiweli M.C. Gaas su'aashi aan waydiiyay, ayaa ku jawaabay “…"Haddii Aynu 200nm Sheeganno, Baddeennu waxay gelaysaa Jidda, Sucuudi Arabia" Ra'iisul Wasaaraha DFKMG. Admiral Faarax Cumar Axmed "Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm"

Warbixin-Washington DC: RW Gaas oo ku barriiqday su'aalo Sharciga Law. No 37 ee Badda Soomaaliya laga weydiiyeya--Shirkii cashasharafta RW C/weli M.C. Gaas.

Shirkii casha sharafta jaaliyadda Soomaaliyeed ee Washington DC, Virginia iyo Maryland ay ku soo dhoweynayeen Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Cabdiweli M.C. Gaas, ayaa qabsoomay habeenimadii Sabtidu soo geleysey (December 17, 2011).
RW Gaas waxa uu dadweynihii halkaa isugu yimid u jeediyey khudbad, isagoo ka hadlay barnaamijka 'Road Map' ee dhawaan lagu soo unkay Shirkii Wadatashiga ee dhowaan Muqdisho lagu qabtay. Hase ahaatee Ra'iisul Wasaaraha DFKMG C/weli Gaas ayaa ka booday qodobka looga gol lahaa Shirkii Wadatashiga, qodobkaas oo ah dib u soo noolaynta muran la geliyo xad-badeedka Soomaaliya oo sannaddii 1972-dii dawladdii markaasi Soomaaliya ka talianaysay ka gudbisay Sharciga 37 (law.No 37), sharcigaas oo dhigaya in xad badeedka (territorial sea) ee Soomaaliya inuu yahay 200nm (nautical miles, mayl-badeed.)  more


Admiral Faarax Cumar Axmed "Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm"

1 comment:

  1. Cadil says:

    Wednesday, September 21, 2011 at 3:06 am

    Qofkii raba in uu jawaab ka bixiyo boobka badda Soomaaliya
    waa ka faaideysankaraa e-mail-yadan iyo Teleefonnadan oo ah public:

    (1)Xafiiska Ra’iisul wasaaraha – media@opm.gov.so
    (2) Telefoonada Xafiiska Ra’iisul wasaaraha waa 252615615536608 ama 252699998854
    (3)Xafiiska Madaxweynaha – media@sompresidency.org
    (4)Afhayeenka Baarlamaanka – shariif.speaker@gmail.com
    (5)xafiiska madaxweynaha email kale oo hore weeye – pmcommunicationoffice@gmail.com
    (6)xafiiska ra’iisu wasaaraha waa email hore – opmtfg@gmail.com
    (7)Safaarada Soomaalida ee Kenya – mali@somaliembassy.co.ke
    (8)Safaarada Soomaalida ee Qarammada Midoobey – somalia@un.int
    (9)Xafiiska Madaxweynaha Puntland – info@puntland-gov.net
    (10) Xafiiska Wasaaradda Warfaafinta – media@mipt.gov.so
    (11)Mahiga iyo xafiiskiisa – unpos_pio@un.org

    UN…Qaramada midoobey
    Secretary of the Commission on the Limits of the Continental Shelf
    Division for Ocean Affairs and the Law of the Sea
    Office of Legal Affairs
    Room DC2-0450
    United Nations
    New York, New York 10017
    USA
    Telephone: (212) 963-3962
    Facsimile: (212) 963-5847
    E-mail: doalos@un.org

    Secretary-General Ban Ki-moon
    UN Headquarters
    First Avenue at 46th Street
    New York, NY 10017
    USA
    Email: sg@un.org

    Michèle Montas
    Spokesperson for the Secretary-General
    Email: montas@un.org

    ReplyDelete