Friday, September 16, 2011

The Somalis are caught between a rock and hard place. Choosing between two bad choices Thieves and Terrorists.Law No. 37 on the Territorial Sea and Ports, of 10 September 1972 : update Qarammada Midoobey: "Waa in la sameeyo cabirka xuduudda badda Soomaaliya ee EEZ si Dawladda Soomaaliya looga saaro Kumeel-Gaarka"Xukuumadda FKMG oo 19-ka December 2011 ka Tanaasuli doonta Xeerkii Badda Soomaaliya ee soo jirey 40-sano

Law No. 37 on the Territorial Sea and Ports, of 10 September 1972
update on Xukuumadda FKMG oo 19-ka December 2011 ka Tanaasuli doonta Xeerkii Badda Soomaaliya ee soo jirey 40-sano
Madaxa Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobey (ahna Hindi), oo ka hadlaayey kulankii QM ee Arbacadii Sept 14, 2011 ayaa yiri "Waa in la sameeyo cabirka xuduudeeda badda Soomaaliya ee aagga ganacsiga (exclusive economic zone) si ay u dhaqan galaan qodobada Roadmap-ka ee shirkii Muqdisho..." Hadalkaas uu yiri Security Council President Hardeep Singh Puri, waa mid cadaynaya mu'aamarada ku qarsoonayd shirkii Xamar...



C/weli Gaas oo Shirkii UN-ka u caddeeyey in xukuumadiisu fulineyso qodobada Roadmap-ka ee shirkii Xamar....more

No comments:

Post a Comment