Tuesday, October 11, 2011

Xaflada balaaran oo lagu maamuusay furitaanka sanad dugsiyeedka 2011-2012 ee schoolka Ibraahim Cigaal Giir ee degmada Caabudwaq oo dhacday Degmadaas. Daawo

Commander somali Army force Somali-American From Ohio Major General abdulkadir Sheikh ali Dini Speaking on new high school Opening Ceremony in town of Abudwak of Galgaduud region  Central Somalia


Commander somali Army forceXaflada balaaran oo lagu maamuusay furitaanka sanad dugsiyeedka 2011-2012 ee schoolka Ibraahim Cigaal Giir ee degmada Caabudwaq oo shalay ka dhacday degmadaas.Xafladaan oo ahayd mid aad u balaaran oo ay ka soo qaybgaleen ugu horeen maamulka degmada caabudwaaq ee culima owdiinka ahlusuna waljamaaca, qaybaha kala gadisan ee ururada bulshada rayidka ah ururada haweenka waalidiin iyo taliyaha ciidanka xooga dalka soomaliyeed.Xafladaan ayaa ahayd mid mid ka kooban laba qaybood waxaana qaybta hore ay ahayd mid lagu gudoonsiinayey shahaadooyin ardaydii dhamaysatay dugsiga sare ee Ibraahim Cigaal Giir oo ayagu mudo 12 sano ah u soo dhabar adaygay in ay waxbarashadooda ku dhabar adaygaan islamarkaana ay u suura gashay in manta waxbarashadii hoose dhexe iyo sareba ay u soo idlaatay.Qaybta labaadna waxay ahayd mid lagu gudooniinayay ardayda kaaliha ka galay fasalada ay dhigtaan iyo furitanka schoolka ee sanad dugdiyeedka 2011-2012...more

Col.Cabdullaahi Cali “Caanood” Waxa bilabanaya Wajiga 2aad ee Dagaalka

No comments:

Post a Comment