Sunday, May 13, 2012

Daawo Sawirada Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Waftigii uu hogaaminayay oo lagusoo dhaweyey New delhi- Hindiya

Posted by  Abdirahman Warsame  on May 13th, 2012

Ethiopia5Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Mohamed iyo Waftiga uu hogaaminayo oo uu ka mid Yahay wasiiirka Arimaha Gudaha Cabdulaahi Axmed Jamac ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweyey Caasimada Hindiya e New delhi, Safarka Madaxweynaha ayaa kasoo bilowdey Dalka Itoobiya. Sawirada sidii loogu so sagootiyay wafdiga Dalka Itoobiya iyo sidii loogusoo dhaweeyey Hindiya hoos ka daawo


Soo dhaweynta Dr.Farole oo lagu qaabilayo Garoonka diyaaradaha Addis Ababa

Soo dhaweynta Dr.Farole oo lagu qaabilayo Garoonka diyaaradaha Addis Ababa

Sawir wadareed ay wada galeen madaxda Puntland iyo masuuliyinta Wasaaradda Arrimaha Dibada Ethiopia

Soo dhaweynta Dr.Farole oo lagu qaabilayo Bole International Airport ee Addis Ababa

Dr Farole oo lagu soo dhaweeyey VIP Bole International Airport

VIP Bole International Airport

Kulankii dhexmarey Puntland masuuliyeenta iyo wasaaradda Arrimaha Dibada ee Ethiopia

Dr Farole iyo Raisul Wasaare-xigeenka Ethiopia Dr Desalegn

Madaxweynaha Puntland oo ka anbabaxaya Ethiopia kuna sii jeeda garoonka diyaaradaha

Gen.Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilkajir oo ka anbabaxaya Garoonka Indira Gandhi ee New Delhi


Muqaalka Xarunta India wafdiga madaxweynaha oo dhexmaraya

Soodhaweynta Madaxweyne Farole ee New Delhi waxana wehelineysa Ambass.Abyan

Soodhaweynta Madaxweyne Farole ee New Delhi waxana wehelineysa Ambass.Abyan iyo Gen.Ilkajir

Madaxweynaha Puntland Dr.Farole oo weheliso Safiirka Somalia u fadhiya India Amb.Abyan

Madaxweynaha Puntland Dr.Farole ,Wasiirka Arrimaha gudaha Gen.Ilkajiir iyo Safiir Abyan

No comments:

Post a Comment