Thursday, November 8, 2012

Demo held in Mogadishu in support of the new cabinet -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Dibad Bax Lagu Taageerayo Xukuumadii​sa.

Demo held in Mogadishu in support of the new cabinet




Thousands of Mogadishu residents on Thursday took to the streets to voice their strong support for the newly formed cabinet.
On Nov. 4, Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon announced his new government, with a woman been named as the country’s foreign minister for the first time in the country’s history.

The ten member cabinet is expected to face the parliament for endorsement as stipulated in the new constitution.

“After long discussions and consultations, I have named my cabinet which consists of only 10 members. Among them is a female foreign affairs minister for the first time in Somali history,” the prime minister said during the announcement last Sunday.

Another woman named to the new government, Maryan Qasim Ahmed, will take the role of minister of development and social affairs. She had previously served as women’s minister.

Jubilant demonstrators waving Somali flag and carrying placards bearing slogans showing their pleasure towards the new cabinet thronged inside Mogadishu’s Konis Stadium where Prime Minister Shirdon himself turned up.

The demo which was organised by Benadir regional administration was attended by several other top Somali officials including the newly appointed cabinet ministers.

Speaking to the demonstrators, Prime Minister Shirdon expressed his optimism that his cabinet will get parliamentary nod once he seeks endorsement in the coming few days.

Benadir Governor Mohamoud Ahmed Noor Tarsan who also addressed the demonstrators appealed to the parliament to endorse the new cabinet saying that this ten-member cabinet is a true reflection of government’s commitment to stare the country out of the decades old trouble.

Security was intensified in the city and police sealed off all roads leading into the Stadium where the demonstrators gathered to express their full support for the new cabinet.

rahm warsame

Khamiis, 08, Nov, 2012….Banaanbax uu soo qaban qaabiyey Gobolka Banaadir laguna taageerayo xukuumadda cusub oo ay ka soo qayb galeen kumanaan qof oo ka kala socday xaafadaha Gobolka Banaadira ayaa lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha ee Koonis waxaana goob joog ka ahaa Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, Ururada Haweenka, Saraakiisha Ciidanka, Barbaarta Gaashaaman, Fanaaniin iyo Bulshada Qaybaheeda kal duwan, l.

Isu soo baxaan ayaa waxaa garwadeen ka ahaa haweenka ku dhaqan magaalada Muqdisho waxayna ku muujinayeen tageerada ay u hayaan xukuumadda cusub waxayna fariin u direen Xildhibaanadda Baarlamaanka taas oo ka turjumaysa sida weyn oo ay u taageersan yihiin shacabka Soomaaliyeed tirade yar ee golaha wasiirada.

Gudoomiyaha Haweenka Soomaaliyeed Marwo. Batuulo Sh. Axmed ayaa goobta ka sheegtay in xukuumadaan cusub si weyn u taageersan yihiin haweenka Soomaaliyeed saami wanaagsan ay ka heleen, taas oo aan looga baran inay ka helaan xukuumadihii ka horeeyey oo wasiiradu ka tiro badnaayeen xukuumadaan, waxayna hoosta ka xariiqday Marwo Batuulo inaysan harsan doonin ilaa iyo inta laga ansixinayo xukuumadda.

Sidoo kale gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane: Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in isabadlkii ka dhacay dalka uu saamayn ku yeeshay dhamaan hay’adaha dowaladda.

“Waxaa dalkaan caado ka noqotay in la yiraahdo muraayada iskama dhex arko, habel ayaa laga tagay, looma dhama, dhamaan arimahaas waxaa soo afjaray isbadalka dalka ka dhacay, waxaan kula dar daarmayaa Xildhibaandda Baarlamanka iyagoo fiirinaya kulana xisaabtamaya barnaamijka ay xukuumadu u keento inay danta guud fiiriyaan oo ay ansixiyaan xukuumada cusub oo aan dalka horay looga baran in la dhiso xukuumad sidaan u tiro yar, waxaana makhraati ka tihiin in xukuumadiihii hore oo tirada badnaa laga dhaxlay Dib u dhac, Karti Xumo, Khilaaf aan Dhamaanayn, Colaad, Xatooyo, Dhaqaalo Xumo, iyo Cadaalad Daro”

Ugu danbayntii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inuu go’aan saday inuu ka dhabeeyo isbadalka kana shaqeeyo sidii dalka loo hormarin lahaa iyadoo caqabad kasta oo timaadana looga gudbayo is qancin iyo wada tashi, wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyey in Xildhibaanadda Baarlamaanka ay xukuumadiisa ansixin doonaan iyagoo tixgalinaya dareenka shacabka iyo barnaamijka xukuumadu u dajisay in wax looga qabto dhibaatooyinka ragaadiyey dalka.

Ahmed H Farah dhoodi222@gmail.com

No comments:

Post a Comment