Tuesday, April 12, 2011

Somali military day marked in Mogadishu.Defense Minister Congratulates Army on 51 Anniversary The celebrations of the 51th anniversary of the Somali ( Somali military day April 12 ) Somalia's president accused Al shabaab of accustoming luring and misguiding the young Kumanaan banaanbaxayaal ahoo maanta taageero u muujiayay 51 sano guuradii ka soo wareegatay dhismahaciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Muqdisho: (tf.sf)-The celebrations to mark Somalia military day were held in Mogadishu yesterday. The 51th anniversary of the celebrations was held at Mogadishu’s presidency premises better known as Vila Somalia.The celebrations to mark the great day of 12th April were attended by President Sheriff Sheikh Ahmed and other military officials of the transitional federal government. Somali military commander Major General abduladir Sheakh ali Dini  who spoke during the occasion said that it is the mandate of the national force to protect the citizens but he regretted that their role is now being carried out by militants who rule by the gun.He said they will soon establish a force to defeat the enemy of the country.President Sheriff Sheikh Ahmed  and Prime Minister Mohamed Abdullahi Farmajo thanked the military personal of his government urging them to continue their support for the TFG.The president said that the military will soon start an operation to flash out militants who are opposing the government and those foreign fighters who came to the country to destroy the interest of the Somali people who want to rebuild their country.The celebrations of the 51th anniversary of the Somali military comes at a time when somali government is planning to launch an offensive  on  al-Shabaab's organizational links to al-Qaeda in  Central and South Somalia..

















Somali Defense Minister, Abdihakim Mohamud Haji Fiqi, has congratulated Somali National Army on the 51st anniversary of its establishment and said that recent gains in the battle against extremist insurgents were a vindication of government reforms geared at helping the military to recapture its former glory.

The Somali National Army was established on April 12, 1960 under the command of the late General Da’ud Abdulle Hirsi, a famous Somali national hero. In recent weeks, it has achieved significant successes against the Al Qaida-linked extremists in the Gedo, Bakol  and Lower Jubba regions as well as in the capital Mogadishu.

The Defense Minister paid tribute to the courage and sacrifice of Somali troops, noting that reforms instituted by the government were a critical part of the military effort to win liberate the country. “Our army used to be one of the best African forces in the last century. Some of the people who made that possible are still alive and can also help win that back,” he said.

“Our biggest priority is to bring back the law and order to the country. We need to continue reforming our armed forces and improving its capacity by recruiting graduates from the high schools and universities,” he said. 

He added that in the past months, the government had ensured that soldiers received their salaries regularly and vowed that this would continue to be the case. “We will also continue to give special care to the wounded and to take care of the families of those who have made the ultimate sacrifice in the course of their duties," he added. In February, the government refurbished and reopened the Martini Hospital in Mogadishu for both military and civilian use.


















































Kumanaan banaanbaxayaal ahoo maanta taageero u muujiayay 51 sano guuradii ka soo wareegatay dhismahaciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed





















Iyadoosaaka ay ku beegan tahay 51 sano guuradii ka soo wareegatay aas aaskii ciidankaXoogga Dalka Soomaaliyeed oo aheyd 12/04/1960-kii ayaa waxaa magaalada Muqdishoka dhacay banaanbax aad u ballaaran oo lagu taageerayay munaasabadan.



Kumanaandadweyne ah ayaa saaka aroortii hore isugu soo baxay barxadii Ex. Fiyoore eedegmada Xamarweyne waxayna dadkani isugu jireen bulshada qeybaheeda kalagedisan, sida Haweenka, dhalinyarada, Ardayda, Hobolada iyo weliba kooxda BaandaMuusikada, waxayna dadweynuhu siteen boorar waaweyn oo ay qoran yihiin halkudhegyo ku aadan maalinta aas aaska ciidanka, iyo taageerada ay u hayaanshacabka ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.
Banaanbaxanoo ay soo qaban qaabiyeen Bulshada rayidka ah ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa sidookale lagu cambaareeyey shirka saaka ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenyakaasoo ay soo qaban qaabisay Q/midoobay waxayna halkaasi ka cadeeyeenfikirkooda ku aadan iyagoo sheegay in horjeedaan shirkaasi uu yahay shir lagumajaxaabiyo horumarka ay sameyneyso Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyaisla markaana qatar ku ah Qaranimada iyoMidnimada Soomaaliyeed.
NabadoonShariif Xuseen Jilicow oo ku hadlay magaca odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaaugu horeyntii hambalyo u diray ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed meel kasta ooay joogaan saraakiil, saraakiil xigeeno, Alifley iyo Dabley isagoo tilmaamay inmaalintan ay dareen gaar ah ku reebeyso dadkooda waaweyn ee iyagu aqoonta u lehawoodii xooganeyd ee ay lahaayeen ciidamada Xooggu isagoo u rajeeyey inay dibula soo noqon doonaan awoodoodii balse ay dedaalaan oo kaliya.
Xoghayahaguud ee ururka haweenka Qaranka Marwo Faadumo Cali Cosoble oo  iyaduna goobta ka hadashay ayaa uhambalyeysay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar madaxweynaha oo ahTaliyaha guud ee ciidanka Qalabka sida, Wasiirka Gaashaandhigga, TaliyahaCiidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dhamaan saraakiisha ciidanka Xoogga “Haddiiaan nahay haweenka iyo bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed waxaa sharaf noo ahmaanta inaan ka soo qeybgalno munaasabadan, waxaana leenahay Ciidanka xoogguwaa kuwa aan ku hurudno, waana kuwa caddowga naga difaaca guuleysta ayaanleenahay” ayay tiri Marwo Faadumo.
Guddoomiyahadegmada Xamarweyne C/llaahi Ibraahim Sahal (Gardhuub) oo isna goobta ka hadlayayaa tilmaamay inuu si weyn u xusuusto heesihii iyo guubaabadii ciidanka Xooggadalka Soomaliyeed loona baahan yahay in shacabka Soomaliyeed ay garab siiyaanciidamada si ay uga guul keenaan hadafkooda xoreynta dalka.
Dhankakale, banaanbaxayaasha ayaa waxay cambaareeyeen shirka ka furmaya maantamagaalada Nairobi kaasoo loogu magac daray kulanka wadatashiga waxayna xuseenin shirkaasi aanu ka tarjumeynin danaha shacabka isla markaana uu dib u dhac ukeenayo horumarka dowladda ee soo celinta nabadda, waxayna qaarkood kueedeeyeen wakiilka xoghayaha guud ee Q/midoobay in kulankaasi uu dano gaar ahka leeyahay kuwaasoo uu ku kala fogeynayo dhinacyada Soomaalida.
MaxamedXuseen Ugaas
Ugaasyare114@gmail.com


























Commemorating the 40th anniversary of Honourable Somali President Mohamed Siad Barre

Somalia's  president accused Al shabaab of accustoming luring and misguiding the young



Mogadishu — Somalia's  president accused Al shabaab of accustoming luring and misguiding the young Somali people.Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the leader of strife-ridden horn of African nation has urged what he called the misguided fighter leaving from Al shabaab as soon as possible.He publicly stated that Al shabaab fighters are taking in wrong path, adding that they are used to destroy their country and kill their relatives and people.He called on to join to the government and stop bothering Somali people who tired from 20 year-conflict and civil war.Somali president also acclaimed African Union peacekeepers who are devotedly helping Somalis and their government, adding that AU forces are playing crucial role in securing peace in war-torn horn of Africa nation.

No comments:

Post a Comment