Sunday, April 3, 2011

Somalia’s high court judge sworn in Mogadishu :Warsaxaafa​deed shirka golaha Wasiirada 02.04.2011


MOGADISHU (tf.sf) – Somalia’s high court judge was on Sunday sworn one after he was nominated.
After well organized ceremony held in Villa Somalia marking the nomination of Aydid Abdullahi Ilka Hanaf as the chief of Somali Supreme Court, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the president of Somalia and Mohammed Abdullahi Mohammed better known as Farmajo, the prime minister have attended the ceremony.
At the opening the ceremony, Abdullahi Abyan Nur, Somalia’s justice minister have sworn the new high court chief.
Mohammed, the premier, who spoke at the occasion, said that Somali cabinet ministers chose Ilka Hanaf as Somalia’s high court judge after more deliberations and discussions.
For his part, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the leader of the country urged the chief of high court to live up his national duties and keep the justice.
Warsaxaafadeed

(Muqdisho - Sabti, 02 April 2011)-----Shiraan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayeyRa’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa waxaa loogahadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin marxaladda kala guurka ah iyomagacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Kadib markii Wasiirka Garsoorka, caddaaladda iyo arrimaha Diinta uu soo hordhigaygolaha qorshe ku saabsan dib-u-habeyn logu sameynayo Garsoorka dalka, islamarkaana lagu howlgelinayo maxkamadihii dalka ayuu u soo gudbiyey taariikhnololeedka shaqsiga buuxiyey dhammaan shuruudihii looga baahnaa GuddoomiyahaMaxkamada Sare. Dood dheer ka dib Golahu waxuu isku raacay in loo magacaaboxilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Avv.Ceydiid Cabdullahi Ilka Xanaf.
Ra’iisulWasaaraha ayaa sheegay in Xilligan kala guurka ah loo baahanyahay wadajir, iyowadashaqeyn dhammaan hay’adaha dastuuriga ah iyo sidii Dowladdu ay udardargelin laheyd howlaha muhiimka ah ee loo hayo shacabka soomaaliyeed sida sugiddaamniga, iyo wadatashiga dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ku jiraanmaamul goboleedyada iyo Somalida Qurbo joogta ah.
Dooddheer ka dib golahu waxuu sidoo kale isku raacay in la sameeyo guddiyadan hoosku xusan si loo dardargeliyo howlaha muhiimka ah isla markaana si habsami leh loogagudbo marxalladan kala guurka ah. Guddiyaddaas oo kala ah:
Guddiga     Siyaasadda iyo la shaqeynta bulshada caalamka;
Guddiga     Difaaca Qaranka iyo sugidda amniga;
Guddiga     arrimaha Baarlamaanka;
Guddiga     ururinta dhaqaalaha Difaaca Qaranka iyo
Guddiga     Abaabulka bulshada soomaaliyeed ee dalka gudihiisa iyo qurbojoogta     soomaaliyeed.
          
-DHAMAAD-
--
Garad Salad Hersi Press Officer office of the Prime Minister         

No comments:

Post a Comment