Monday, April 25, 2011

NSUM emerge with SSC: A fresh start for Sool, Sanaag : Gunaanadkii SHirka Khaatumo SSC Hashiiskii Hogaanka SSC iyo NSUM



The Declaration of the Consultative Conference of Beesha  Dhulbahante held in London between April  21-24 2011 presents  a sharp contrast with the last All-Dhulbahante  conference held in Nairobi in 2009 out which Sool, Sanaag and Cayn leadership  council had emerged. Politicians, traditional leaders and community activists attended the conference.   
The consultative  meeting was organised by the Horn Economic and  Social Policy Institute (HESPI), “an independent, non-profit think tank and  consultancy firm established in 2006 for the countries of the Horn of Africa in  particular and developing countries at large.”. One of Hespi’s objectives is:  to work “towards prevention of intra-State and inter-State conflicts and facilitating  dialogue to resolve emerging challenges before they develop into full fledged  conflict.”
Of the six  guiding principles on which the 14-point recommendations are based, two           principles  –(a) “peaceful, political dialogue in  managing conflicts and(b)  Peace-building,           sinking the deep roots of stability and sustainable development”—  show that the           conference participants emphasise conflict resolution methods rather than  conditional           talks. Principle number two—“democratic self-governance and the abiding rights to          resistance against aggression”—is  a challenge to Puntland and Somaliland          administrations that  rely on local politicians  who don’t enjoy local support; it also          commits anti-secession camps of SSC  to unconditional talks with Somaliland whose          president has inherited SSC conflict  but has made unwise decisions to authorise attacks           on a pro-union hamlets near Buuhoodle,  after minor dispute over water- reservoir           between two sub clans in November  2010.  
The keyword  in the   declaration  is wada-tashi—consultation—before any steps  are          taken to address the myriad  challenges facing Sool, Sanaag and  Cayn people. A follow          up meeting was proposed  to be held in Somalia. Resources to hold such  a           meeting will  come from SSC people in and outside Somalia.  The declaration is an           action plan to be used for pulling  together economic and intellectual  resources  of SSC        people to put the 14-point  recommendations into action.   
The drafting  of the communiqué was made possible by the approach meeting facilitators—Ali Issa  Abdi and Mohamed Buraleh Farah— have used: they reminded participants that the  meeting was not a contest for leadership or constituency seats. Participants have  acknowledged that all groups—pro-Somaliland, pro-Puntland or pro-SSC leadership  council—share any blame for  under-development  and lack of security in SSC territories.
Puntland and Somaliland administrations will no longer  be able to pretend to have representatives from SSC constituencies in the two administrations.  Just as the six principles will constrain SSC leadership council, Puntland and Somaliland  leaders will be hard-pressed to explain why they view a group of politicians  based in Garowe and Hargeisa as  sole representatives   of the clan to which the Diaspora  members who met in London  belong. Actions  of Somaliland and Puntland presidents will be judged on the basis of: “ commitment  to democratic self-governance and the abiding rights to resistance  against aggression; and commitment to good practices in self governance such as accountability and  transparency. ”The consultative conference participants agreed that the model  of representation and getting involved in neighboring administrations  (Somaliland and Puntland) or forming a splinter group produced  turn-coat politicians and militia leaders who thrive on conflict and stalemate.  The London consultative conference was conducted in an atmosphere of condour  and self-criticism—two stepping-stones to reappraisal of political and social  situations in SSC territories.  Liban Ahmad
E-Mail:libahm@gmail.com

 

Go’aamadii Shirka Wadatashiga Qurbajoogta Dhulbahante- (Somali)


 

London,(tf.sf)- Shirka Wadatashi Qurbajoogta Dhulbahante ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha midnimada nabadaynta,
Go’aamada Shirka Wadatashiga Qurbajoogta Dhulbahante
Mabaadii’da Hagaysa (Guiding Principles)
Shirka Wadatashi Qurbajoogta Dhulbahante ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha nabadaynta, nabadgelyada iyo kaalmada bini-aadnimo ee si xun u aafaysey shacabka ay ku habsadeen olole dagaal iyo abaaruhu ku gadaaman dhammaan dhulka ay degaan. Waxaa kaloo lagaga wada hadlay fidinta hawlaha mujtamaca, mashaariic dib-u-dhis iyo mashaariicda horumarineed.
Waxaa shirkaas ka soo baxay inay lagama maarmaan tahay in la farsameeyo helidda qaabka siyaasadeed iyo in la sameeyo hab lagu hubiyo nabadda, degnaanshaha dhulkeenna, jaarkeenna iyo geeska Afrika
Qaabka Siyaasadeed, waxaa ku jira in si adag loo qaato mabaadii’dan:
1. Midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed
2. Dimoqradiyad iyo isku-xukun lagu fuliyo xuquuqda iska-caabinta gardarada ah
3. Wada hadal siyaasadeed oo ku salaysan nabad iyo xal-u-helidda khilaafaadka.
4. Dhisidda nabadda, in la taago xididada deganaanshaha iyo horumarinta waara
5. Ku-dhaqanka maamul wanaagga iyo xisaabtan (Accountability and transparency)
6. Maraynta meelaha la wadaago sida daaqa iyo ceelasha biyaha iyada oo loo eegayo tirada xoolaha iyo baaxadda dhulka(carrying capacity)qaadi karo iyo sidii loo yarayn lahaa xaalufka
Ismaamulkayagu wuxuu ka salsanyahay sida ay nooga go’antahay inaan go’aansano masiirkayaga. In aan dhiirigelino sida aan u abaarayno, loona maamuli lahaa khilaafaadka iyadoo loo marayo wadada nabadda iyo dhisida nabadaynta, si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba.
Mabaadii’dda kor ku xusan waxaa hagaya inay naga go’antahay iyo in aanan marnaba ogolayn in la haysto
Go’aamada iyo talo-soo-jeedinta ee shirka waa sidan hoos ku xusan:
1. In shir beesha leedahay lagu qabto dalka gudihiisa, loona qabto dhammaan shacabka SC gudaha iyo dibedaba
2. In ma magacaabo guddi farsamo oo ka soo talo-bixiya
1. Goorta shirka la qabanyo
2. Goobta Shirka lagu qabanayo
3. Dhaqaalaha shirka ku baxay
3. In shirka lagu qabto magaalooyinka SC mid ka mid ah, lagana heli karo dhammaan shuruudaha shirku u baahanyahay
4. In dhaqaalaha shirku ka yimaado beesha SC ee gudaha iyo dibeddaba, laguna marti qaado dhammaan saxaafadda gudaha iyo dibedda si ay u tebiyaan
5. In loo gudbiyo gudaha iyo bulshada caalamka in shacabka SC ka go’antahay inay kula nooladaan nabadgelyada iyo deris wanaag kula noolaadaan jaarkooda iyo Geeska Africa
6. In shacabka SC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda
7. La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni
8. In la horumariyo dhulka SC iyadoo xoog la saarayo bey’ada, daaqa iyo biyaha lana yareeyo xaalufka iyo nabaadguurka
9. In la horumariyo arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida madaarada, wadooyinka, waxbarshada iyo caafimaadka
10. In tayada dadka la hormariyo sida tababarada xirfadaha, dhiirigelinta soo noqoshada aqoonyahanka iyo in la yareeyo dadka ku soo qulqulaya magaalooyinka
11. In la dhiirigeliyo maalgashiga gobolada SC, iyada oo la adeegsanayo Hay’adaha horumarinta Dhaqaale ka iminka dadka gudaha iyo qurbajoogta iyo Hay’adaha Deeqda Bixiya ee caalamiga ah
12. In la kobciyo Jaamacadda Nugaal sida cilmi baadhista, xog-ururinta iyo qiimaynta baahiyaha
13. In la koriyo ganacsiga gaarka horumarintiisa, gaar ahaan Ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah
14. In la koriyo feejignaanta iyo la isticmaalayo shabakadaha bulshada iyo saxaafadda (Facebook, Twitter).
Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SC iyo shacabka Soomaaliyeed. Qurbajoogta SC waxay soo jedinaysaa qabashada shir loo dhanyahay oo ka dhaca dalka gudahiisa sida ugu dhakhsaha badan.

    SSC Conference in London Day 1 pics

Day One Conference Agenda Somali Unity and Sovereignty

Isaaq clan aka somaliland Man Name Mohamed Hersi Terrorism suspect planning to fight in Somalia nailed by Canadian cops

No comments:

Post a Comment