Sida aan xogo hoose ku helnay, Shariif Xasan iyo koox wasiirradii dawladdii Cabdullahi Yusuf ka soo haray oo ka mid yihiin: Jurile, Cirro, ina Cabdishakuur, Axmed C/salaan iyo kuwa kale oo badan, ayaa ka soo horjeeda magcaabista raysalwasaaraha.Laba maslaxadood oo kala duwan ayay wataan dadka ka soo horjeeda raysalwasaaraha 1) Shariif Xasan iyo kooxda aad daacadda ugu ah waxay diidmadoodu ku salaysan tahay isir nacay iyo inaan Soomaaliya xukunkeedu marnaba gacanta u gelin ruux soo celin kara sumcadda Soomaaliya ee wiiqantay. Arrintan waxa Shariif Xasan oo aan xataa dugsi dhexe aqoontiisu dhammayn, waxa ku garab siinaya dawladaha deriska, sida la sheegayna Itoobiya lug weyn ayay ku leedahay arrintan ishortaagidda ansixinta raysalwasaaraha. Kooxda labaad oo iyagu ku raad gadanaya kuwa hore, ayaa waxa ka mida Jurile, Cirro, Axmed C/salaan iyo ina Cabdishakuur, waxay iyagu quul darraynayaan kolka la diido raysalwasaaraha inay isu sharraxaan jagadaas. Tan labaad waa qoladii iibsiga badda lagu eedaynayey, sidaa awgeed waxay ka cabsi qabaan haddii hoggaamiye karti lihi meesha soo galo, in lala xisaabtamo oo dembiyo lagu soo oogo.Ka dib kala taggii maalintii Arbacada, waxay ahayd in baarlammaanku fadhiisto Sabtida oo ansixiyo raysalwasaaraha, hase ahaatee khilaafka baarlammaanka oo sii xoogaystay Arbacadii ka dib, ayaa waxa biloday in mooshin ka dhan ah lagu qaado afhayeenka baarlammaanka, mooshinkaas oo jagada isaga laf ahaantiisa looga xayuubinayo. Waana arrinta keentay in markale maanta baarlammaanku fadhiisan waaayo maaddaaba Shariif Xasan ka welwel qabo in mooshinkaas lagu qaado isaga.Madaxweyne Shariif iyo wadar ahaan baarlammaanka ayaa ayidsan in raysalwasaaraha si shuruud la’aan ah lagu ansixiyo. Waxa laakiin arrinta ka soo horjeeda Shariif Xasan iyo koox wasiirra hore uga ahaa dawladdii fashilantay ee Cabdullahi Yuusuf. Illaa iyo Arbacadii taniyo intii khilaafka baarlammaanku bilowday waxa asqeeyey caasimadda Soomaaliy ee Muqdisho, muuddaaharaadyo lagu taageeray Raysal Wasaare Farmaajo.Marka la isku soo duubo, gacan shisheeye, gacan fulisa iyo dano gaar ahaaneed ayaa sidoo labaatankii sano ee tegey dalku ahaa, aad si weyn uga arki kartaa dhadhaqaayada garabyada iska soo horjeeda ee TFG.
Dhanka kale baaq ka yimid beesha caalamka ayaa markale lagu sheegay in dawladda TFG khilaafkooda dhammeeyaan, taasoo taabanaysa inaan khilaafku keliya ka dhexeyn Madaxweyne Shariif iyo Rayslawasaarihii is casilay Cumar Cabdirashiid, ee khilaafka run ahaan dhex yaallo labada Shariif.
Hadday saa ku socoto arrintu waxa la saadaalinayaa inay TFG mari doonto tubtii tii ka geeri horraysay ee Carta loo yiqiin. Kooxaha mayalka adag sida Alshabaabna way sii laba jibbaari doona awoodda ay ku yeelan doonaa Soomaaliya inta u hadhay.
Wa billahi Tawfiiq
Warbixin
Kulankii baarlamaanka ee la filayey Sabtida oo la baajiyey….
“Codbixintu waxay noqon kartaa Qarsoodi ama gacan taag.. …” .. “Codbixinta lagu ansixinaayo xukuumadda iyo barnaamijkeeda waa magac ugu yeerid.”.. ”Haddii ay codsiyo badan oo kala duwan yimaadaan waxaa mudnaanta iska leh codbixinta qarsoodiga ah.” Sidaas waxaa dhigaya qodobka 43aad ee Xeer Hoosaadka Baarlamaanka DFKMG…
Hordhac:
Kulankii Arbacadii (Oct 20) ay baarlamaanka DFKMG ku yeesheen magaalada Muqdisho – ee la doonayey in codka loogu qaado ra’iisul wasaaraha cusub – ayaa waxaa ka dhacay buuq kaddib markii ay xildhibaanadu isku mari waayeen qaabka codbixinta loo qaadayo.Koox xildhibaanada ayaa dalbaday in codbixintu noqoto QARSOODI, halka koox kale ay doonayeen in ay noqoto GACAN TAAG la isu jeedo. Waxaana baarlamaanka la keenay laba mooshin.
Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan ayaa markaas go’aamiyey in codbixintu noqoto qaab Qarsoodi ah. Waxana uu markaas dalbaday in goobta la keeno Sanduuqyada Codbixinta. Arrintaas ayaa waxaa ka dhashay buuq iyo sawaxan, taas oo dhalisay in kulankii la joojiyo ayadoo aan ra’iisul wasaaraha loo qaadin codbixin. Waxaana loo ballamay sabtida. Laakiin kulankaas loo ballansanaa maanta (Oct 23, 2010) ma qabsoomin oo waa la baajiyey ayadoo aan la caddayn sababta rasmiga ah.
Laakiin, Jimacadii (Oct 22, 2010) ayaa waxaa Muqdisho ka dhacay bannaanbax iyo kulamo kala duwan oo ay qabteen labada kooxood ee baarlamaanka ee kala taageersan labada fikradood ee codbixinta. (warbixintii bannaanbaxa lagu taageerayo codka gacan taagga ee ay faafisay xukuumadda FKMG ka akhri dhanka hoose ee boggan).
from voa somalia
secular Muslims
Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada taageersan in codka Gacan Taag loo qaado ayaa hadal ka jeediyey bannaanbaxa. Hadalkii Dalxa HALKAN KA DHEGEYSO.
Hawiye Habar-gidir cayr Anti PM Somali-American strongly against New Prime Minister Former.
.The Islamic Courts Union (ICU) (Somali:..Picture t on Right Dhanka kale kulankii ay yeesheen xildhibaanada taageersan in codbixinta loo qaado hab qarsoodi ah ayaa waxaa idaacadda Codka Maraykanku waxay ka waraysatay C/raxmaan C/shakuur Warsame. HALKAN KA DHEGEYSO. HALKAN KA DHEGEYSO.
Maxamud Axmed serve as political analysts Terror Free Somalia Foundation
Email: maash68@gmail.com or terrorfreesomalia@gmail.com
Abdirahman Warsame is the Executive Director of the Terror Free Somalia Foundation.a national grassroots organization that opposes terrorism and supports democracy in Africa. regular contributor American Thinker http://www.americanthinker.com/abdirahman_warsame/ . .Pajamas Media and .other American conservative organization
Somalia: Why the new PM is the right
OPEN LETTER TO THE NEW PRIME MINISTER:
Cabdi Samataroow ceel bay kaaga dhacday: Soomaali waxa daawo u noqon kara ‘is jacayl’
lobbyi$ts J. Peter Pham $$
A postscript to the Selection of the new Prime Minister
Response To Dr. J. Peter Pham ??Shabaab lobbyist for Terrorism in Pseudo-State Somaliland ,
Somalia: PM's approval postponed by anti-American Mostly Habar-Gidir Hawiye clan and and isaaq clan aka dir aka Tribal Entity Sepretest somaliland Islamist member of Parliament
The Somali Parliamentarians were due to meet on Saturday at the Somali parliament in order to approve the newly appointed Premier of Somali Mr. Mohamed Abdullah Mohamed, but however this was rescheduled due to some technical problems as an MP in the Somali parliament has informed Somaliweyn website.
“It was in fact on Saturday when it was scheduled for the Somali Parliamentarians to meet in the Parliament to approve the legitimacy of the newly appointed Prime Minister of Somalia after the former Premier Sharmarke has vacated the post, but anyway due to some technical problems the approval of the newly appointed Premier was postponed” said Ali Hussein Hassan an MP in the Somali Parliament who spoke to Somaliweyn website on Saturday morning.
The MP has added that soon the rescheduled time to give vote of confidence to the newly appointed Premier of Somalia will be declared by the chairs of the Somali Para lament these will be either the Speaker or his deputy.
It was on Wednesday last week when the Somali legislators came together in the Somali Parliament building to vote the legitimacy of the newly appointed Premier, but anyway there were a lot quarrels and scuffles among the legislators regarding how to take vote of legitimacy or illegitimacy of the unapproved Premier.
The Somali Parliament consists of over 500 Parliamentarians of which the majority of them are illiterates and this is one of the major factors that cause Somalia which is a country which has been in volatile situation for 20 years still to remain in this sort of situation.
No comments:
Post a Comment