TACSI
BEELDAAJE FAARAX BEELDAAJE XAAJI
CABDULLAHI BEELDAAJE MAXAMED
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
Ugaasku waxa uu ILLAAHAY uga
baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii,
Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Somaliyeed ee
uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
(Ugas ciise ugaas cabdule) ugaaska i ayaa sheegay in Beeldaaje
Faarax uu ahaa oday dhaqameed Soomaaliyeed oo waqtigiisa inta badan geliyey
sidii beelaha Soomaaliyeed ay ugu wada noolaan lahaayeen nabad iyo barwaaqo.
Beeldaaje Faarax waxuu ahaa shaqsi karti iyo hufnaan leh oo door hoggaamineed
ka qaatay isu keenida, wadajirka iyo wada noolaashaha beelaha Soomaaliyeed.
-
DHAMMAAD
-
Arlington, Virginia, United States
Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka Galgaduud iyo deegaanka puntland
Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka Galgaduud iyo deegaanka puntland
No comments:
Post a Comment