Musharaxiinta u tartarmi doonto xilka madaxweynimada Jamhuuriyada Soomaliya ee bisha August 2012 oo dhowaan la iclaamiyay ayaa waxaa ka mid ahaan doona Dr.Bashiir Nuur Xasan Looyaan oo ka soo jeeda gobollada koofurta dalka Soomaliya, gaar ahaanna gobollada jubbooyinka iyo Gedo sida laga soo xiganayo guddiga doorashada ee Musharaxa Dr.Looyaan oo la filayo in dhowaan si toos ah musharaxnimadiisa ugu dhawaaqi doono. Musharax Dr.Bashiir Nuur-Bidaar ayaa asxaabtii iyo dadka si fiican u yaqaanaba ay ku sifiyeen nin dulqaad badan oo bulshay ah, oo deggan, asluub bada lagu yaqaano, kana samata bixin kara dhibaatada dadlka Soomaliya ku soo habsatay. Isaga oo u bareeyey kuna dhiiraday in dalkiisa iyo dalkiisaba gudaha Soomaliya dhibka intaas ku soo jiray inuu la qeybsado, samabixinta shacabka uu doorweyn ka qaato. Mashruuco kale geddisan oo horumarineed ka qeybqaatay oo laga fuliyey degaano ka tirsan wadanka Soomaliya. Musharaxa Dr.Looyaan ayaa ah nin dhalinayaro ah oo waxbarshadiisu ay ka kooban tahay dhinaca beeraha iyo maareynta iyo maamulka tiknologiyada casriga ah ayaa heysta ilaa iyo afar shaahdo ama degrees (Bachelor of Science-Beeraha, Master of Science-Beeraha, PhD-Beeraha iyo weliba isagoo heysta Second Master of Science oo cilmiga maareynta mashruucyada iyo tiknooliyada oo dhamaatood ka wado qaatay wadanka Mareykanka. Dr.Looyaan oo hayay muddo dheer oo in ka badan 17 sano shaqooyin professional oo isugu jira kuwa kuwo heer calaami oo ay ka mid yihiin Kampaniyada loo yaqaano fortune 100 ka tirsan oo uu ka soo shaqeeey oo kana soo qabtay xilal Calaami iyo isagoo masuul ka ahaa maaamulka iyo maareynta iyo diyaarinta qorshosanadeedka (Budget) iyo maamulka shaqaalaha fulinaya oo ka kale socday wadamo gaaraya ilaa iyo 27 wadan oo kale geddisan.
Xilalka uu soo qabtay Musharaxa
Dr.Looyaan wadamada uu ka hirgeliyay ayaa ku yaalla qaaradaha Asiyaa,
gaar ahaanna dalalka Japan, Singpore, Koofurta Kuuriya, Thailand iyo
wadamo badan oo ku yaallo Yurub, Australia, Koofurta Amerika and
Waqooyiga Amerika. Mashruucyadaasi oo kale ahaa communications,
distribution, finance, industrial, and public sector ayaa
contractyadaasi ay u dhexeeyeen $100M ilaa iyo $2B Mareykanka.
Dr. Looyaan ayaa markii uu qaatay shahaadada PhD beeraha sanadkii 1995 sidoo kale ka soo shaqeeyey wadamada ku yaalla Galbeedka Afrika:The Gambia iyo Sierra Leone oo uu ahaa 'Agricultural Advisor" ama la la taliye dhinaca beeraha wasaaradaha beeraha ee labadaasi wadan oo ay maalgelinaysay hayadda project 2000 & UNDP. Insha allah, taariiq nololeedkiisaba iyo qorshahiisa siyaasadeed ama political platform "For the future of our country and the future of our children. "For those in misery perhaps better things will follow". Insha Allah, xilliga doorashada ka hor ayaa idiin soo gudbin doona Insha Allah. Terror Free Somalia Foundation We fully endorse Dr. Bashir Nur Hasan Loyan PHD" To be next President of Somalia ( Somalia Presidential elections in August 20th.) Abdirahman Warsame Terror Free Somalia |
Wednesday, May 30, 2012
Guddiga Doorashada Oo Shaaciyey Inuu Prof: Bashiir Nuur Xasan Looyaan Uu Ka Mid Yahay Musharixiinta U Taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya Ee Sanadkan. Dr: Bashir Nuur hassan Looyaan PHD (Somali President Candidate 2012)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Ex-Somali Police Commissioner General Mohamed Abshir
Sultan Kenadid
Seyyid Muhammad Abdille Hassan
Sultan Mohamud Ali Shire
Designation of Al-Shabaab
SOMALI REPUBLICANS
About Us
The Foundation is dedicated to networking like-minded Somalis opposed to the terrorist insurgency that is plaguing our beloved homeland and informing the international public at large about what is really happening throughout the Horn of Africa region.
Blog Archive
-
▼
2012
(781)
-
▼
May
(53)
- Guddiga Doorashada Oo Shaaciyey Inuu Prof: Bashiir...
- Kenya bombards Shabab-held Kismayo in Somalia,rene...
- Shirkii odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka oo...
- 400 people arrested in Afgoye town (Jihadist CLEAN...
- Blast in central Nairobi injuries 30 people
- Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra'iisu...
- Shirkii odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah...
- Honor Our Iraq War Veterans this Memorial Day
- AU, Somali forces capture town outside Mogadishu u...
- EXCLUSIVE: Army Chief called on the terrorists to ...
- Exclusive pictures : AU, Somali Troops Oust Islami...
- African Union, Somali forces capture militant-held...
- African Union Troops Cross Shabelle River and Secu...
- EXCLUSIVE: Reporting from the frontline :Al-Qaeda ...
- EXCLUSIVE: Reporting from the frontline :Somali tr...
- U.S. Court Upholds Somali Pirates’ Conviction. Uns...
- 6 Reasons NOT To Join Shabaab: Courtesy Omar Hammami
- Four Kenyan soldiers wounded in landmine blast
- 'American Jihadist' Omar Hammami, Releases Memoir ...
- EXCLUSIVE REPORT:United States today handed over 2...
- Lido beach in Somalia's war-town capital, Mogadish...
- UN officials visit Abudwak, Galgadud region
- Can Fomer Somali Defense Minister, Member of Parli...
- SOMALIA: Hundreds of Somalis complete military tra...
- EU forces in first mainland raid on Somali Habar-g...
- Somali Youth Day marked in all parts of Somalia
- Humanitarianism Under Fire
- Daawo Sawirada Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo W...
- Speed up your selection process, PM tells elders m...
- A Tribute to Somali Patriot Abdihayi Osman Garaad
- Three Al Qaeda East Africa Jihadist Group Al-Sha...
- Somali rebels shell peacekeepers, at least 9 dead
- Exclusive Resorts: U.S ambassador to Somalia James...
- 2500 UPDF Troops train for Somalia Mission
- Former Prime Minister of Somalia Mohamed Abdullahi...
- Interview with Honourable Prof Ali Khalif Galayr, ...
- Al-Shabaab, Ahlu Sunna clash in parts of El-bur di...
- Rift erupts within Al-Shabaab’s leadership in Lowe...
- SOMALIA ON THE VERGE OF REVERTING TO THE 1991 BLOO...
- Anti-draft constitution protesters march in centra...
- Al-Qaida and its offshoots remain a threat
- Shirka Golaha Wasiirada Muqdisho, Khamiis, May 3, ...
- Combined TFG, UK and US Press release- Mogadishu s...
- Dusa Mareb blast victims airlifted to Ethiopia
- Somalia is the most dangerous place for journalist...
- Al-Shabaab recruits students in Kismayo
- SOMALIA ON THE VERGE OF REVERTING TO THE 1991 BLOO...
- Press Release : Somali radio journalist murdered, ...
- Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali Gaas Plans Con...
- Draft Constitution: An instrument for balkanizatio...
- The story of Somalia’s troubles can be read in...
- War Saxaafadeed: Ugaas Ciise oo Cambaareysay Qarax...
- Al-Shabaab takes over privately-owned radio statio...
-
▼
May
(53)
Al-Qaida in Somalia. ...
We Are Winning the War on Terrorism in Horn of Africa
The threat is from violent extremists who are a small minority of the world's 1.3 billion Muslims, the threat is real. They distort Islam. They kill man, woman and child; Christian and Hindu, Jew and Muslim. They seek to create a repressive caliphate. To defeat this enemy, we must understand who we are fighting against, and what we are fighting for.
No comments:
Post a Comment