War Saxaafadeed
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU
RAAJICUUN
Waxaan
tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u direysaa dhammaan shacabka soomaaliyeed,
Dhamaan Eheladii iyo Reerkii ay ka geeriyooday Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo Xildhibaan C/wali Aw-Muxumed
sheak Maxamad oo maanta
gacan ka gardaran ay qarax argagixiso ah kula beegsatay magaalada
duusamareeb.
Ugas ciise ugaas
cabdulle,Ugaaska beesha sade ayaa saxaafada u sheegay
in uu si wayn oga xunyahay qarax
foosha xun ee argagixisadu Xagjirka ah kula beegsatay xildhibaano
Aqoonyahno kasoo jeeda gobalka galgaduud .
Ugaas ciise ayaa si toos
ahna u cambaareeyay qaraxaas foosha xun . kaas oo ay dhimisho
iyo dhaawac ka soo gaareen masuuliyeen qaran , aqoonyahno, cuqaal iyo dad rayad
ah . , waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, dhammaan
ummadda Soomaaliyeedna Samir iyo IIMAAN ka siiyo, inta dhaawaca ahna ha caafiyo,
Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo Xildhibaan C/wali Aw-Muxumed ayaa dhinteen qaraxaasi islamarkaana uu ku dhaawacmay xildhiban xuseen warsame gafarsay. xiladhibaan general cabdiraxman isaaq biixi, Axmed C/salaam, Dad rayada aha iyo mas’uuliyiin kale.

Ugu danbeyntii, Ugas ciise ugaas cabdulle waxaan ka codsaneynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay u
wada duceeyaan dhamaan dadka ku geeryooday
qaraxa foosha xun ee ka dhacay caasumada gobalka galgaduud
- DHAMMAAD -
Arlington,
Virginia, United States
Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka Galgaduud iyo deegaanka puntland
703 401 8292
Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka Galgaduud iyo deegaanka puntland
703 401 8292
No comments:
Post a Comment