Ra’iisul Wasaaraha oo maanta la kulmay in ka badan 250 xildhibaan kana codsaday in Xukuumada iyo Baarlamaanka ay wada shaqeyn dhow yeeshaan (CODKII R.WASAARAHA)
MP318554K Play Download
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta la kulmay in ka badan 250 xildhibaan kana codsaday in Xukuumada iyo Baarlamaanka ay wada shaqeyn dhow yeeshaan
Muqdisho, April, 10.2011------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo qaar ka mid ah golihiisa Wasiirada ayaa maanta kulan la qaatay in ka badan 250 ka mid ah xubnaha Baarlamaanka isagoo kala hadlay arrimo ku aadan marxaladdaha dalku marayo isagoo ka codsaday in Golaha Xukuumada iyo Golaha Baarlamaanku ay yeeshaan wada shaqeyn dhow.
Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasiiru dowlaha Xiriirka Baarlamaanka iyo Xukuumada Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye waxaana Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlay xildhibaanada uu ka codsaday in la iska illaaliyo wax kasta oo wax yeeleyn kara horumarka iyo rajada shacabka Soomaaliyeed.
“Mudanayaal kulankani waa kulan muhiim ah, sababtoo ah ma ahan inaan isku aragno hoolka Baarlamaanka oo kali ah ee waa inaan kulamo joogto ah yeelano” ayuu yiri R.wasaaruhu isagoo uga warbixiyay horumaradii ugu dambeeyey ee ay dowladdu gaartay dhanka Amniga, Siyaasada, Dhaqaalaha, Dib-u-dhiska, la dagaalanka Musuq maasuqa iyo qeybo kale.
“Golaha Wasiirada shirarkeena runtii waan kaga hadalnaa naf hurnimada ama iskaa wax u qabsada ay ku shaqeeyaan xildhibaanada Baarlamaanka maadaama aad qaarkiin 10 sano tihiin xildhibaano oo aad Qarankiina u shaqeyneysaan, haddana ay idin heystaan duruufo dhanka mushaaraadka, amniga iyo dhibaatooyin kale oo badan” ayuu mar kale ku yiri R/wasaaraha oo u xaqiijiayay Mudanayaasha Baarlamaanka golahooda wasiiradu ay waqtiga u haray ay u shaqeyn doonaan sidii dalka looga samatabixin lahaa dhibaatooyinka dhan kasta ah.
Dhinaca kale, Wasiiru Dowlaha xiriirka Baarlamaanka iyo Xukuumada Mudane Maareeye oo ugu dambeyntii xildhibaanada la hadlay ayaa sheegay in kulankani uu yahay midkii ugu horeeyey balse ay xigi doonaan kulamo kale oo ay fikraddaha isku dhaafsan doonaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Xildhibaanada Baarlamaanku, wuxuuna u balan qaaday in guddiyada Baarlamaanka loo sameyn doono Xafiisyo iyo Miisaaniyad u gaar ah si ay ugu fuliyaan howlaha Qaran ee loo xilsaaray.
Raiisulwasaaraha kulan maanta xildhibaano
--
Garad Salad Hersi Press Officer office of the Prime Mogadishu, Somalia
About Us
The Foundation is dedicated to networking like-minded Somalis opposed to the terrorist insurgency that is plaguing our beloved homeland and informing the international public at large about what is really happening throughout the Horn of Africa region.
Blog Archive
-
▼
2011
(1123)
-
▼
April
(145)
- Wikileaks released Guantanamo Bay detainee: Guleed...
- UN Security Council expected actions on Somalia in...
- US Senator Mark Kirk (R) makes rare visit to Soma...
- Somali man Musa Farah ‘Dere’ stole money from Horn...
- preparation of pre-determined fake election in so...
- SPECIAL: State Money for Bogus Tutoring? A Somali ...
- Muslim man brings humor to his role as religious l...
- Gov’t forces in Jubba and Gedo Regions to receive ...
- Bail for Toronto man arrested on terrorism charges...
- Dowladda China oo balan qaaday inay ka taageeri do...
- Somali military forces capture Garbahaarey town (...
- Warsaxaafadeedkii shirka golaha Wasiirada+Codka+...
- Official - Over 30 Al Shabaab Killed in Southern B...
- Man pleads guilty in Hi-Line Amtrak bomb scare
- General: Expand ties with Africa
- Ten die in landmine blast in Gedo region
- 20 al Shabaab militants killed in southern Somali ...
- Suspected Somali pirate faces arraignment in US :S...
- Somali -Americans Concerned About Shadowy Front Gr...
- Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada April 26
- We Are At War Against Al Shabaab in Gedo Region - ...
- Bullying Arab and Muslim American Students
- Somali PM concludes diplomacy training
- Amin Amir strikes again :Hassan turki and Dahir aw...
- China willing to play constructive role in peace p...
- NSUM emerge with SSC: A fresh start for Sool, Sana...
- Community News : Somali girl with top grades not g...
- Kenya: Eight Nabbed in Terror Operation
- Uganda: Nation to Send More Troops to Somalia
- Community news : Lessons from Somali's women bask...
- The Decision of the Cabinet /Go'aanka Shirka Golah...
- Somali Parliament speaker refused to meet PM
- Ahlu Sunna Recaptures Dusamareb
- Somali Man Arrested for Negotiating on Behalf of P...
- Pirates sell shares to fund attacks, U.S. says
- Somali Government welcomes EAC’s communiqué on Som...
- Warsaxaafadeed April 23.2011
- Al shabaab forces women to attend ‘jihad’ lectures...
- The Truth about Tribal Homelands and Fragmentation...
- Kenya arrests Somali insurgents with explosives. T...
- NATO says it opened fire on pirates, six believed ...
- Tensions high in Afmadow. Air strike kills 4 Haba...
- Kenya on High Alert as Suspects Flown to Nairobi ...
- SOMALIA: The new semi-state within the semi-state
- S. Korean commercial vessel loses contact in Somal...
- Controversial Islamic centre director was in Toron...
- EAC to boost Somalia peace effort : EAC Supports ...
- Somalia’s incumbent president announces his second...
- US, EU urged to boost support to African force in ...
- Govt Forces, Al Shabaab Clash in the South
- Warsaxaafadeed shrika golaha Wasiirada April 19.2011
- Deputy PM & Minister of Defence visit Gedo region,...
- Al Qaeda terrorists in Somalia al- Shabaab Leader ...
- The main Dabka road to Bakara reopened. Saudi Arab...
- War Taageerada Jaalida London 17 04 11
- Somalia: Al Shabaab Accused of Blocking Aid From N...
- Mogadishu basketball squad Off to Nairobi for Inte...
- Immigrant homeowners key to revival
- Al-Shabaab link al Qaeda Leader Vows To Withstand ...
- The Community News : Somali boy hung in Kentucky
- Shariif Xasan oo lagu soo dhoweeyey Banaanbax ka d...
- Official: Govt is committed to take control over w...
- Gunmen kill six in attacks on two Somali mosques.I...
- Somali pirates take ransom, but refuse to free Ind...
- Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed visit...
- Will militants fade after Somali offensive gains?
- Somalia: 4 slain, 10 hurt as gunmen attack a mosque
- As Indonesian Elite Force Apparoaches Somalia. Nav...
- Somalia's al-Shabab faces first serious threat aft...
- A father speaks out against al-Shabaab recruitment...
- UN Has Been Stealing $4 million A Year From Somali...
- Minn. women face Oct. 3 trial on terror charge
- Somali presidents, Ethiopian PM meet in Addis Abab...
- Attacks off the Somali coast drive piracy to recor...
- Press release - Council of Ministers Meeting on 14...
- Mahiga Sleepwalking Into Oblivion, But Carries Wit...
- Hees cusub Ambassador Mahiga - Kooxda Qeylodhaan
- BreakingNews : FBI Snatches Alleged Pirate Mohamma...
- Somali police: We are committed decimating al Shab...
- Laurent Gbagbo capture footage emerges
- Somali PM: Gov't will guarantee the safety of U.N....
- Somalia : Ahlu Sunnah Split Threatens Grip on Galg...
- Accused Somali hostage negotiator faces U.S. charg...
- Somalia pirates release German ship
- 'Make jihad with me': The all-American high school...
- Press release - Council of Ministers Meeting 12 Ap...
- Somali military day marked in Mogadishu.Defense Mi...
- Here We Go Again :Al-Shabab amputated 3 teen’s leg...
- The LWOT: DC-area man sentenced after terrorism pl...
- Vice President Biden's Meeting with Kenyan Prime M...
- Government carries out operation in Bakool and con...
- Somalia’s Government Says It Opposes United Nation...
- U.N. Security Council backs Somalia piracy courts
- From Kampala President Shariff stops in Bujumbura....
- 20 Canadians have joined Somali terror group: offi...
- Mogadishu-Clan Calls for Firing Parliament Speaker...
- American Al-Shabaab Jihadi Released NEW Rap-Songs
- Al-Shabaab beheads four in southern Somalia
- Somali government extends ultimatum for Al-Shabaab...
- Al-Shabaab recruits ‘a security threat’
No comments:
Post a Comment