Sunday, May 27, 2012

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga (Sawiro)

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga



Iyadoo ay labadii maalmood ee ugu dambeysay ku soo qul qulayeen caasimadda labaad ee dalka Turkiga ergooyin boqolaal gaaraya oo matalayay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, Bulshada Rayidka ah ee xubno ka socday dowladda Soomaaliya ayaa waxaa saaay ka si rasmi ah uga furmay hotel Dedeman Hotel  shirkaasi.

Shirkan oo furmay abaara 9:00 subaxnimo waxaana shirka furay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Dalka Turkiga Ahmet Davutoğlu isaga oo ergada ka soo qeybgashay kulankana ku booriyay afar qodob oo uu sheegay inuu saldhig u yahay qabashada kulankan kuwaasoo kala ah.

1.      In Soomaalidu ay helaan gole am madal ay danahooda six or ah ay uga tashadaan

2.      In wada si wadajira ah ay waxgaradka Soomaaliyeed ay isula eegaan culeysyada heysta Soomaaliya iyo xalkoodaba.

3.      In soomaalidu fursad loo siiyo in ay soo bandhigaan wixii ay xal u arkaan, wixii muhiim u ah si Soomaaliya ay dib ugu soo noqoto kaalintii ay ku laheyd caalamka

4.      In fursad loo siiyo Turkey in ay fahamto baahida amni, midda Siyaasadeed, Bani’aadanimo iyo horumar ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha dibadda a yaa sidoo kale khudbadiisa ku dhiirageliyay odayaasha iyo qeybaha bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed inay dib boorka uga jafaan taariikhdii Soomaaliyeed ee dahabiga aheyd isaga oo tusaale u soo qaatay taariikhdii Halgankii Axmed Gureey “Waxaa la idiinkaga fadhiyaa Soomaali haddii aad tihiin in Axmed Gurey taariikhdiisii aad boorka ka jaftaan” ayuu si kaftan ah u yiri Wasiirka oo dhinaca kale tusaale u soo qaatay Soomaalidu waagii dagaalkii Andulus dadkii ka soo cararay wadamo ay ka mid tahay Spain inay Soomaaliya u barakaceen ayna soo dhoweeyeen Soomaalidu taasoo keentay inay ku noolaadaan Soomaaliya oo ay ku tartaam maantana dad faracooda ka mid ah ay ku noolyihiin.

Khudbada Wasiirka kadib, ayaa waxaa goobta ka hadlay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka oo ay ka mid ahaayeen Fanaanka weyn ee Axmed Naaji Sacad, Cabdishire Jaamac ciyaarjecel, Orodyahanka weyn ee Cabdi Bile Cabdi iyo Amina Muse Weheliye oo ah oo ah gabar weriye caan ah.

Shirkan ayaa la qorsheeyey inuu socdo 27 bishan April illaa 02.2012 bisha dambe ee June waxaana cinwaanka shirkani yahay kulanka Istanbuul ee Bulshada Rayadka Soomaalida, iyadoo ugu dambeyntii talooyinka, tusaalooyinka iyo weliba aragtiyada ka soo baxdo kulankan la hor dhigi doono kulanka weyn ee Caalamiga ah kaasoo ay ka soo qeybgali doonaan matalayaasha dhamaan beesha caalamka, madaxda dowladda, iyo kuwa maamul goboleedyada kaasoo lagu go’aamin doono itijaaha siyaasadeed Augost 20 2012 oo ku eg waqtiga Dowladda haatan jirta ee KMG ah.

Dhinaca kale, wefdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa caawa soo gaaray magaaladan Istanbul iyada oo sidoo kalena la filayo in labada maalin ee soo aadan ay yimaadaan madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha iyo weliba madaxda maamul goboleed

By-Rahm : Terror Free Somalia

Istanbul, Turkey

No comments:

Ex-Somali Police Commissioner General Mohamed Abshir

Ex-Somali Police Commissioner  General Mohamed Abshir

Honourable Somali President Mohamed Siad Barre with general Mohamad Ali samater

Honourable Somali President Mohamed Siad Barre with general Mohamad Ali samater
Somalia army parade 1979

Sultan Kenadid

Sultan Kenadid
Sultanate of Obbia

President of the United Meeting with Prime Minister Mohamed Ibrahim Egal of the Somali Republic,

Seyyid Muhammad Abdille Hassan

Seyyid Muhammad Abdille Hassan

Sultan Mohamud Ali Shire

Sultan Mohamud Ali Shire
Sultanate of Warsengeli

Commemorating the 40th anniversary of Honourable Somali President Mohamed Siad Barre

Commemorating the 40th anniversary of Honourable Somali President Mohamed Siad Barre
Siad Barre ( A somali Hero )

MoS Moments of Silence

MoS Moments of Silence
honor the fallen

Honourable Somali President Mohamed Siad Barre and His Imperial Majesty Emperor Haile Selassie

Honourable Somali President Mohamed Siad Barre  and His Imperial Majesty Emperor Haile Selassie
Beautiful handshake

May Allah bless him and give Somali President Mohamed Siad Barre..and The Honourable Ronald Reagan

May Allah bless him and give  Somali President Mohamed Siad Barre..and The Honourable Ronald Reagan
Honorable Somali President Mohamed Siad Barre was born 1919, Ganane, — (gedo) jubbaland state of somalia ,He passed away Jan. 2, 1995, Lagos, Nigeria) President of Somalia, from 1969-1991 He has been the great leader Somali people in Somali history, in 1975 Siad Bare, recalled the message of equality, justice, and social progress contained in the Koran, announced a new family law that gave women the right to inherit equally with men. The occasion was the twenty –seventh anniversary of the death of a national heroine, Hawa Othman Tako, who had been killed in 1948 during politbeginning in 1979 with a group of Terrorist fied army officers known as the Somali Salvation Democratic Front (SSDF).Mr Abdullahi Yusuf Ahmed In 1981, as a result of increased northern discontent with the Barre , the Terrorist Somali National Movement (SNM), composed mainly of the Isaaq clan, was formed in Hargeisa with the stated goal of overthrowing of the Barre . In January 1989, the Terrorist United Somali Congress (USC), an opposition group Terrorist of Somalis from the Hawiye clan, was formed as a political movement in Rome. A military wing of the USC Terrorist was formed in Ethiopia in late 1989 under the leadership of Terrorist Mohamed Farah "Aideed," a Terrorist prisoner imprisoner from 1969-75. Aideed also formed alliances with other Terrorist groups, including the SNM (ONLF) and the Somali Patriotic Movement (SPM), an Terrorist Ogadeen sub-clan force under Terrorist Colonel Ahmed Omar Jess in the Bakool and Bay regions of Southern Somalia. , 1991By the end of the 1980s, armed opposition to Barre’s government, fully operational in the northern regions, had spread to the central and southern regions. Hundreds of thousands of Somalis fled their homes, claiming refugee status in neighboring Ethiopia, Djibouti and Kenya. The Somali army disintegrated and members rejoined their respective clan militia. Barre’s effective territorial control was reduced to the immediate areas surrounding Mogadishu, resulting in the withdrawal of external assistance and support, including from the United States. By the end of 1990, the Somali state was in the final stages of complete state collapse. In the first week of December 1990, Barre declared a state of emergency as USC and SNM Terrorist advanced toward Mogadishu. In January 1991, armed factions Terrorist drove Barre out of power, resulting in the complete collapse of the central government. Barre later died in exile in Nigeria. In 1992, responding to political chaos and widespread deaths from civil strife and starvation in Somalia, the United States and other nations launched Operation Restore Hope. Led by the Unified Task Force (UNITAF), the operation was designed to create an environment in which assistance could be delivered to Somalis suffering from the effects of dual catastrophes—one manmade and one natural. UNITAF was followed by the United Nations Operation in Somalia (UNOSOM). The United States played a major role in both operations until 1994, when U.S. forces withdrew. Warlordism, terrorism. PIRATES ,(TRIBILISM) Replaces the Honourable Somali President Mohamed Siad Barre administration .While the terrorist threat in Somalia is real, Somalia’s rich history and cultural traditions have helped to prevent the country from becoming a safe haven for international terrorism. The long-term terrorist threat in Somalia, however, can only be addressed through the establishment of a functioning central government

The Honourable Ronald Reagan,

When our world changed forever

His Excellency ambassador Dr. Maxamed Saciid Samatar (Gacaliye)

His Excellency ambassador Dr. Maxamed Saciid Samatar (Gacaliye)
Somali Ministry of Foreign Affairs. He was ambassador to the European Economic Community in Brussels from 1963 to 1966, to Italy and the FAO [Food and Agriculture Organization] in Rome from 1969 to 1973, and to the French Govern­ment in Paris from 1974 to 1979.

Dr. Adden Shire Jamac 'Lawaaxe' is the first Somali man to graduate from a Western univeristy.

Dr. Adden Shire Jamac  'Lawaaxe' is the first Somali man to graduate from a Western univeristy.
Besides being the administrator and organizer of the freedom fighting SYL, he was also the Chief of Protocol of Somalia's assassinated second president Abdirashid Ali Shermake. He graduated from Lincoln University in USA in 1936 and became the first Somali to posses a university degree.

Soomaaliya الصومال‎ Somali Republic

Soomaaliya الصومال‎ Somali Republic
Somalia

About Us

The Foundation is dedicated to networking like-minded Somalis opposed to the terrorist insurgency that is plaguing our beloved homeland and informing the international public at large about what is really happening throughout the Horn of Africa region.

Blog Archive

We Are Winning the War on Terrorism in Horn of Africa

The threat is from violent extremists who are a small minority of the world's 1.3 billion Muslims, the threat is real. They distort Islam. They kill man, woman and child; Christian and Hindu, Jew and Muslim. They seek to create a repressive caliphate. To defeat this enemy, we must understand who we are fighting against, and what we are fighting for.

Terror Free Somalia Foundation