Written by Axmed Tabaatiig |
Friday, 18 June 2010 21:02 |
TF.SF-Cabdullaahi Xasan Maxamuud {Cabdullaahi Spanish} Guddoomiye ku Xigeenka Ururka NSUM ee u halgama xoreynta gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn {SSC} iyo midnimada Soomaaliya ayaa maalin dhoweyd mareegaha internetka Soomaaliyeed ku qoray maqaal uu ku magacaabay " Sifooyinka u Gaarka ah Soomaali-diidka {SNM}". Waxa aqoonyahanku si cilmiyeysan u muujiyey sifooyinka Soomaali-diidka SNM la wadaagaan: 1- Israil, 2- Eyga, 3-Shimbirta Ugubi, iyo 4- Dadka aan Xorta ahayn. Qofka maqaalka akhriyaa wuxuu arkayaa in afartaas sifoba si buuxda u saameeyaan SNMta Hargeysa ka talisa ee aqoonyhan Cabdullaahi maqaalkiisa ku koobay. Ujeedada maqaalkani waxay hadaba ku saabsantahay sida Cabdiraxmaan Faroole, Madaxweynaha ex-Puntland, SNMta Hargeysa ula wadaago sifooyinka kor ku tilmaaman iyo weliba sifooyin kale oo uu dheeryahay Soomaali-diidka. Ugu horeyn waxa cadayn mudan oraahda ah "ex-Puntland". Ma ihi qofkii ugu horeeyey ee oraahdan isticmaala ee beryahanba oraahdu mareegaha internetka way ka muuqatay waxana isticmaalkeeda u sabab ah Faroole. Waxa Faroole SNMta Hargeysa uga tanaasulay gobolada SSC isagoo diiday inuu qowlaysatada xooga ku haysata ka xoreeyo maadama ay yihiin gobolo Puntland ka mid ah isla markaasna diidan in dadkii goboladaas u dhashay is-xoreeyaan oo goboladaas Puntland u soo ceshaan. Waxa dhaqankaas Faroole cadaynayaa inuu aaminsanyahay inaan sadexda gobol ee SSC Puntland ka tirsanayn kana maqneyn isla markaasna aanu madaxweyne u ahayn SSC. Sidaas awgeed waxa dhaqankaas Faroole cadaynayaa inuu aaminsanyahay inuu madaxweyne u yahay oo keliya gobolda Nugaal iyo Bari iyo Karkaar iyo qayb ka mid ah Mudug intaasuna keligood ma noqon karaan Puntland. Waxa markaas halkaas uu ku cadeeyey inaan wax Puntland la yiraahdaa jirin. Sidas awgeed ayaa hadda loogu magacaaba "Madaxweynaha ex-Puntland". Hadaynu intaas kaga gudubno waxa keenay oraahda "ex-Puntland", bal aynu guda galno sifooyinka aynu hore u tilmaanay. Dib ugu noqon maayo sifooyinka SNMta ee Dr.Cabdullahi ka hadlay waayo akhristuhu wuxuu ka heli karaa internetka. Anigu waxaan ka akhriyay mareegta www.lasanod.com. Qofka akhriyaana wuxuu arkayaa in sifooyinkaasi ku cadyihiin Faroole. Sida SNMta oo kale waxa Faroole u dhaqma sida Yuhuuda oo Ilaahay ku sheegay Quraanka siday wacadka uga baxaan iyo sida ay beenta iyo khiyaamada ugu dhaqmaan iyo sida ay u yihiin dad liita oo Ilaahay lac'naday. Tabta Soomali-diidka waxa Faroole u dhaqmq sida eyga oo waa innaga argnay sida uu Dawladda Ethiopia dhulka isugu dhigo oo xabiib uga dhigto iyadoo ah cadawgii kowaad ee Ummaadda Soomaaliyeed. Sida SNMta wuxuu Faroole u dhaqmaa sida Shimbirta la yiraahdo "Ugubi". Shimbirtaasi intay ukunteeda leqdo ayay inkirtaa oo tiraahda waxba ma dhalin ee waxaan ahay ugub. Sida Soomaali-diidka waxa Faroole shaabahaa dadka la adoonsado. Labaduba waa kuwa adoonta u ah maamulka Addis Ababa. Inay labaduba sinji xunyihiin waa kuwa dad Soomaaliyeed u dhiiba Ethiopia. Isagoo Faroole intaas oo sinji xumo iyo dhaqan xumo ah la wadaaga Soomaali-diidka {ogow isaguba waa Soomali-diid oo waa ka calan gooni ah samaystay}wuxuu isla markaas SNMta deeryahay dhaqamada soo socda: 1- Meel wuxuu uga egyahay caruurta: Hore ayaa loo yiri caruurtu hooyadood ma waxaysato lagamana waxaysan karo. Sida la ogyahay Laascaanood iyo gobolka Sool inta SNMtu haysato waxa laga qabsaday maamulka Puntland {waa intaanu ex-Puntland noqon}. Waxa markaas cid walbi fili kartaa in maamulka Puntland ay waajib ku tahay inuu soo cesho goboldaas laga qasaday. Faroole taas ma yeelin markii inuu soo cesho laga quustayna dadkii goboldaas u dhashay ayaa go'aansaday inay soo ceshadaan oo weliba Puntland u soo celiyaan. Faroole arrintaas waa diiday wuxuuna halgamayaashii SSC ku sheegay argagixiso sida SNMtu ugu sheegtay argagixiso. Waxa hadaladiisii ka mid ahaa "Somaliland dhulkayaga lagaga duuli maayo." Waa kee dhulka uu sheeganayaa ee "Somaliland" laga duulayaa? Waxa taladiisii noqotay "dhulka xorayn maayo in la xoreeyana ma ogoli. Halkaas miyaanu Faroole caruurta uga ekayn? 2- Meel wuxuu uga egyahay Atoorka: Iyadoo itaalkiisa la arko ayaa sida Soomaalidu ka soo werisay waxa atoorku yiraahdaa marka ceelka la isugu yimaado:"Itaalna waa iga kaa aad aragtaan ceelkana cidi ka cabi mayso". Isagoo Faroole og itaalkiisa ciidan ayuu u hanqal taagay inuu reer SSC iska hortaago inay degaankooda xoreystaan isagoo raba inuu badbaadiyo qabsoomida doorasha ku sheega Soomaali-diidka uu marar badan ku sheegay inay yihiin "walaalihii". 3- Meel wuxuu uga egyahay jirida: In kastoo la yiri jaamicad ayuu ka soo baxay muddu dheerna maamulka qaranka ayuu meel kaga jiray hadana qofka u fiirsada habka uu Faroole u dhaqmo wuxuu arkayaa inaanu waxba ka duwanayn habka jiridu u dhaqanto. Beri dhoweyd oo uu isku shaandheeyey golihiisa wasiirada ayuu wuxuu tegay wasaarad uu wasiirkeedii maalin ka hor jagadii ka qaaday oo wasiir kale ku bedelay. markii loo sheegay inaanu wasiirkii casilay joogin, ballanta xilwareejintuna tahay "berito" ayuu shaqaalihii wasaaradda ku amaray inay wasiirkii uu casilay telefoon u diraan si uu u yimaado wasaaradda. Markay waydiiyeen inay wasiirkii lagu bedelayna telefoon u diraan wuxuu ku jawaabay: "Maya. Anigaa ayaa xilka kala wareegaya wasiirkii hore". Bal xagii lagu arkay madaxweyne isagu xilka kala wareega wasiir iyadoo xilkaas wasiir kale u magacaabanyahay? Waa kaa cilmiga iyo caqliga Faroole. Miyaanu kaasu ahayn caqli iyo cilmi jiri? 4- Meel wuxuu uga egyahay Munaafaqa: Sida Nebigeenu Naxariis iyo Nabad Eebe korkiisa ha ahaatee inoo sheegay, astaamaha lagu garto munaafaqu waa afar. Kuwaas oo ah: b- Haduu hadlo been ayuu sheegaa. t- Hadii wax lagu aamino, wuu khiyaameeyaa cidii aamintay oo amaanadii loo dhiibtay ayuu ku takri falaa. j- Balanka uu galo waa ka baxaa. x- Hadii ay cid is-qabtaan ama ra'yi isku khilaafaan colaad foolxun oo xad gudub ah ayuu u qaada cidda ay is-khilaafeen. Hadaad u fiirsato habka Faroole u dhaqmo waxa kuu soo baxaya inuu leeyahay dhammaan astaamaha munaafaqa. Mar uu hadlo oo aanu dhowr beenood sheegini ma jirto.Markii madaxweynaha loo doortay wuxuu ku dhaartay inuu sugo midnimada iyo nabadgelyada Puntland hadana waa kaa khiyaameeyay oo cadowga dalka kala jaraya faraha uga qaaday gobolada SSC. Amaanadiina waa khiyaameeyay ballankii uu la galay Ilaahay iyo Ummadda Puntland oo Quraanka Kariimka gacanta u saarayna waa kaa ka baxay. Colaad xumidiisa waxaad ka arki kartaa sida uu ula dhaqmayo reer SSC iyo halgankooda ay ku badbaadinayaan midnimada Qaranka Soomaaliyeed. Gunaanad: Reer SSC ka tashade Faroole iyo maamulkiisa fadhiidka ah ee isu dhiibay inta Diinta Islaamka iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed cadawga u ah. Waxa talo ku hadhay dadka gobolada Nugaal iyo Bari iyo Karkaar iyo Mudug oo ah inta ka soo hartay Dawlad Goboleedkii Puntland intaan Faroole ka dhigin "ex-Puntland". Isagoo ka hadlaya wax ma garato Faroole oo kale ah waxa waa hore abwaan Soomaaliyeed yiri: "Ninkii aniga iga maarmi kara uma muraad yeesho, Masalaha ninkaan ii dhigayn midig ma saaraayo". Axmed Tabaatiig ahmedtabaatiig@yahoo.com |
Wednesday, May 19, 2010
Sifooyinka Faroole la wadaago Soomaali-diidka iyo qaar uu dheeryahay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Ex-Somali Police Commissioner General Mohamed Abshir

Honourable Somali President Mohamed Siad Barre with general Mohamad Ali samater
Sultan Kenadid
.jpg)
Sultanate of Obbia
Seyyid Muhammad Abdille Hassan

Sultan Mohamud Ali Shire

Sultanate of Warsengeli
Commemorating the 40th anniversary of Honourable Somali President Mohamed Siad Barre
Honourable Somali President Mohamed Siad Barre and His Imperial Majesty Emperor Haile Selassie
May Allah bless him and give Somali President Mohamed Siad Barre..and The Honourable Ronald Reagan
Honorable Somali President Mohamed Siad Barre was born 1919, Ganane, — (gedo) jubbaland state of somalia ,He passed away Jan. 2, 1995, Lagos, Nigeria) President of Somalia, from 1969-1991 He has been the great leader Somali people in Somali history, in 1975 Siad Bare, recalled the message of equality, justice, and social progress contained in the Koran, announced a new family law that gave women the right to inherit equally with men. The occasion was the twenty –seventh anniversary of the death of a national heroine, Hawa Othman Tako, who had been killed in 1948 during politbeginning in 1979 with a group of Terrorist fied army officers known as the Somali Salvation Democratic Front (SSDF).Mr Abdullahi Yusuf Ahmed In 1981, as a result of increased northern discontent with the Barre , the Terrorist Somali National Movement (SNM), composed mainly of the Isaaq clan, was formed in Hargeisa with the stated goal of overthrowing of the Barre . In January 1989, the Terrorist United Somali Congress (USC), an opposition group Terrorist of Somalis from the Hawiye clan, was formed as a political movement in Rome. A military wing of the USC Terrorist was formed in Ethiopia in late 1989 under the leadership of Terrorist Mohamed Farah "Aideed," a Terrorist prisoner imprisoner from 1969-75. Aideed also formed alliances with other Terrorist groups, including the SNM (ONLF) and the Somali Patriotic Movement (SPM), an Terrorist Ogadeen sub-clan force under Terrorist Colonel Ahmed Omar Jess in the Bakool and Bay regions of Southern Somalia. , 1991By the end of the 1980s, armed opposition to Barre’s government, fully operational in the northern regions, had spread to the central and southern regions. Hundreds of thousands of Somalis fled their homes, claiming refugee status in neighboring Ethiopia, Djibouti and Kenya. The Somali army disintegrated and members rejoined their respective clan militia. Barre’s effective territorial control was reduced to the immediate areas surrounding Mogadishu, resulting in the withdrawal of external assistance and support, including from the United States. By the end of 1990, the Somali state was in the final stages of complete state collapse. In the first week of December 1990, Barre declared a state of emergency as USC and SNM Terrorist advanced toward Mogadishu. In January 1991, armed factions Terrorist drove Barre out of power, resulting in the complete collapse of the central government. Barre later died in exile in Nigeria. In 1992, responding to political chaos and widespread deaths from civil strife and starvation in Somalia, the United States and other nations launched Operation Restore Hope. Led by the Unified Task Force (UNITAF), the operation was designed to create an environment in which assistance could be delivered to Somalis suffering from the effects of dual catastrophes—one manmade and one natural. UNITAF was followed by the United Nations Operation in Somalia (UNOSOM). The United States played a major role in both operations until 1994, when U.S. forces withdrew. Warlordism, terrorism. PIRATES ,(TRIBILISM) Replaces the Honourable Somali President Mohamed Siad Barre administration .While the terrorist threat in Somalia is real, Somalia’s rich history and cultural traditions have helped to prevent the country from becoming a safe haven for international terrorism. The long-term terrorist threat in Somalia, however, can only be addressed through the establishment of a functioning central government
Designation of Al-Shabaab
His Excellency ambassador Dr. Maxamed Saciid Samatar (Gacaliye)
Dr. Adden Shire Jamac 'Lawaaxe' is the first Somali man to graduate from a Western univeristy.
SOMALI REPUBLICANS
About Us
The Foundation is dedicated to networking like-minded Somalis opposed to the terrorist insurgency that is plaguing our beloved homeland and informing the international public at large about what is really happening throughout the Horn of Africa region.
Blog Archive
-
▼
2010
(2294)
-
▼
May
(229)
- Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, P...
- Man arrested after US forces flight to divert,..Ma...
- AFP Somali reporter wins CNN African journalist award
- Should Sharif Hassan ‘Speaker of the House’ be cha...
- Al-Ittihad al-Islamiyya and Political Islam in Som...
- jihad TV Coming Soon to a neighborhood near you...
- UN envoy to leave office
- Moderate Muslims gain ground in Somalia
- S Africa 'risks World Cup terror attack'
- SOMALIA: Nato Commanders Meet with Puntland Offici...
- The Buhodleh and Widhwidh Massacre: an opportunity...
- Happy Memorial Day
- Somalia will be peaceful one day
- Sugar and arms barons rule Somali border
- Kenya Security Officials Probe al-Shabab Attack Mo...
- Al Qaeda supporter pleads guilty to supporting ter...
- the Rest of the Block Party Pictures.
- Rwanda Arrests U.S. Lawyer on Genocide Charge
- RUSSIAN ANTI PIRACY OFF SOMALIA, Navy releases acc...
- British Treaty with Somaliland Tribes, Looking back
- Somalia and the Ethiopian Invasion of Buuhoodle
- Lost in translation: security training for Somalia
- Somalia Half Talaban parliament elects new speaker
- Shabaab attacks Kenyan civilians
- Weekly Homeland Security News Briefing
- Amisom Troops Vow to Defend Against Al Shabaab Attack
- Texas man convicted of conspiring to aid Taliban
- Somali official worries refugees seeking US asylum...
- Picture of the Day , What's going to happen 20...
- BATTLE FOR SOMALIA: DIPLOMATS VOW SUPPORT, INSURGE...
- EU-led training Somalis in Uganda as part of its s...
- From Failed Bombings to Armed Jihadist Assaults
- US Cautions Ethiopia on Election Flaws
- Somalia militia attack Kenya village 5 injure...
- 400 Somaliland’s separatist militia stranded in Wi...
- The Somali al Shabaab ‘infiltrator’ threat to Amer...
- The worlds worst failed state.. Al-Qaida's newest...
- Dangerous Political and Military Conflict in the S...
- In Somalia's war, a new challenger is pushing back...
- Feds Issue Terror Watch for the Texas/Mexico Border
- Somalia, state of the nation, May 25th 2010
- The Traditional Leader Of Sool, Sanaag And ayn Reg...
- Ethiopian and their Allies of Somali Militiamen (S...
- Obama doctrine to make clear no war on Islam: aide
- Tavis Smiley -Highlight - Ayaan Hirsi Ali Activi...
- Richard Engel on Somalia: It's 'Like You Are Repor...
- Amanda Lindhout speaks out for women in Somalia
- Somali Terrorist on the Loose in Texas?
- Inside mogadishu, most failed & dangerous city in ...
- When SNM terrorist occupiers call their victims ...
- David Beckham visits troops in Afghanistan
- Dr. J. Peter Pham
- World must act now to bring peace to war-torn Soma...
- Somaliland vs Somalia - INSIDE STORY - Al Jazeera ...
- Shirqoolkii ay maganaayeen kooxda SDSI oo fashilma...
- First European trial of Somali pirates opens in th...
- AMISOM Committed to Somali Government
- Al Qaeda reaps recruits from Somali refugees in Yemen
- Comment On Ansar Al Mujahideen: alhamdulilah, just...
- U.S. Is Said to Expand Secret Military Acts in Mid...
- Ogaysiis: Ku socda Jaaliyadda Beesha Sade ee UK.
- Early results: Ethiopia's ruling party won vote, M...
- U.S. destroyer shadows ship under pirate control
- Massacare by the One Clan Milita of Secessionist S...
- Rebels vow to capture Somali presidential palace ...
- 400 Somalis to get EU-led training
- Alleged Somali Pirates Face Trial In The Netherlands
- South Africa encouraging peace process in Somalia ...
- The Buhodleh Massacre and its link to the trib...
- Turkey conference on Somalia ends with declaration
- Al-Shabaab bans use of prayer beads
- Militants fire mortars at Somali president's palac...
- 4 arrested over Al-Shabaab links
- Nations declare support to Somalia
- Confronting a Resilient al-Qa'ida: The United Stat...
- İstanbul hosts major Somalia conference at critica...
- UN Envoy’s Wrong Prescription
- Ethiopian ruling party expected to win May 23 poll...
- Mustafe Galaal oo si wayn loogu soo dhaweeyay Maga...
- Ethiopian troops cross border, clash with Somalis....
- Ethiopia Massacre in Buhotle Town SSC region of ...
- Somali Islamists storm radio station,Somalia: Radi...
- Somalia's Islamist Al Shabaab Threatens Kenyan wit...
- Why Kenyans joined Somali war
- ANALYSIS - Terrorism could be threat to World Cup
- Ban arrives in Turkey to attend international summ...
- Ugandan soldier killed in Somalia
- Kenyan Government Investigates Possible Pirate Tie...
- US travelers to terror havens a growing worry
- Bin Laden's deputy lauds slain Al Qaeda leaders
- Weekly Homeland Security News Briefing
- Pirate on US wanted list arrested in Somalia
- Djibouti warns UN of disintegration of war-torn So...
- Somali parliamentarian Congratulate Prime Minist...
- Pirates or Protectors?
- Welcome To Hell
- Somalia-based American jihadist using Rap music to...
- Somal Hawiye Talaban president reverses decisio...
- This African hot spots the focus of Security Counc...
- White House holds security meeting with Columbus m...
-
▼
May
(229)
Al-Qaida in Somalia. ...
We Are Winning the War on Terrorism in Horn of Africa
The threat is from violent extremists who are a small minority of the world's 1.3 billion Muslims, the threat is real. They distort Islam. They kill man, woman and child; Christian and Hindu, Jew and Muslim. They seek to create a repressive caliphate. To defeat this enemy, we must understand who we are fighting against, and what we are fighting for.
No comments:
Post a Comment