Waxaa magaaladda Buhuudle si aad u bahaaran loogu soo dhaweeyay wafti balaaran oo ay hogaaminayeen Isimada Beesha Dhulbahante, dadkii isku soo baxay ayaa waxay ahaayeen dad aad ugu faraxsan soo dhawayntii isimada iyo hogaanka, taas oo ku tusaysa sida ay dadka u raacsan yihiin hogaan iyo halganka ay ku jiraan isimo dhaqameedka beesha, kaas oo ah soo celinta dhulka iyo kala danbaynta goboladda SSC,isimada oo ka qayb qaatay u jihayta siyaasada wanaagsan shacbi waynaha goboladda SSC , taas oo ah midnimino is xornimo.
wixii dheeraad ah oo ka soo baxa kulamadda isimada waan idinla soo socodsiin donaa, haddii ilaahay idmo

- Qaar ka mid ah Ciidamadda SSC
Hogaamiye Saleeban xagla toosiye oo la hadlaya Shacbiwaynaha Buhuudle
Isimadda Dhulbahante oo si wayn loogu soo dhaweeyay Buhuudle
Reer Buhuudle oo Si wayn U soo dhaweeyay Isimadda iYo Qusuusidda
Ciidanka SSC ee hadda ku sugan Buhuudle
Gudoomiyaha Qusuusida,Isamada iyo hogaanka oo lagu soo dhaweeyay Buhuudle
No comments:
Post a Comment