Somali Prime minister travels to New York to attend UNSC meeting
Somalia Prime Minister Mohamed Abdulahi Mohamed along with the defense minister today traveled to New York, UN headquarter to attend United Nations Security Council [UNSC] meeting on Somalia scheduled on 10th May.
Government spokesman, Eng Abdurrahman Omar Osman [Yarisow] told reporters in Mogadishu airport that the prime minister will officially take part in UNSC meeting which mostly to focus on security challenges in Somalia.
“The prime minister will address at the meeting and will define the government’s strategic plan about the ongoing security operations,” Eng Yarisow.
Officials of Somalia transitional federal government claim that remarkable security progress was reached during the last three months fighting against Al-Shabab.
On the other side, other ministerial delegate from Somalia cabinet went to Turkey where the Annual Bank Conferences on Development Economics [ABCDE] will be held late this week.
War-saxaafadeed
(Muqdisho – Sabti, 07 May 2011) Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed AbdullahiMohamed (Farmajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay magaaladaMuqdisho si uu uga qeybgalo kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oolagu wado inuu dhaco 10ka iyo 11ka May 2011. Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa lagu wadaa inuu Qaramada Midoobey siiyowarbixin la xiriirta xaaladda dalka uu marayo, horumarka dowladda ay kasameysey dhinacyo badan sida amniga, dhaqaalaha, gargaarka bani’aadanimo,adeega bulshada, iyo maamul wanaaga. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa laguwadaa inuu Qaramada Midoobey uu ka dhaadhiciyo go’aankii Golaha Wasiirada eeahaa in doorashooyinka Madaxda Qaranka dib loo dhigo muddo 12 bilood ah, si loodhameystiro howlgalada amniga bilowday oo aysan dhicin inay hakad galaan oo aykooxaha nabad diidka ah ka faa’iideystaan. Waa markii seddexaad ee uu Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ka qeybgalokulamada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey tan iyo bishii Janaayo 2011, tanoo muujineysa sida Qaramada Midoobey ay mudnaanta u siinayaan arrimaha Somaliya.
Sidoo kale waxaa maanta ka ambabaxey magaalada Muqdisho wafdi uuhoggaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta iyoIskaashiga Caalamiga ah Mudane Abdiweli Mohamed Ali oo u kicitimay inay kaqeybgalaan shir lagu wado inuu ka dhaco Dalka Turkiga. Wafdigan ayaa lagu wadaainay ka qeybgalaan shirka lagu casuumay waddamada aan horumarka sameynin ama kobocoodadhaqaale yar yahay si looga saacido waxii mashaariic ah ee lagu kobcinayodhaqaalahooda.
-DHAMAAD-
Garad Salad Hersi
Press Officer office of the Prime Minister
Mobile: +252-615536608
+252-6-2536608
Mogadishu, Somalia
No comments:
Post a Comment