(terror free somalia Press Release translation.)
Somalia transitional federal government has today declared state of high alert after intelligence sources revealed a possible attacks formal-Shabab group in Somalia.Somalia Government spokesman, Eng. Abdurrahman Omar Osman [Eng. Yarisow] said the alert was issued following the killing of top al-Qaeda leader Sheikh Osama Bin Ladin in Pakistan by the U.S forces.“After constant security meetings these days by the cabinet of ministers in the responsible for protecting civilians and considering what we receive from the intelligence of possible revenge attack from al-Qaeda and their allied Al-Shabab, the government therefore declares state of high alert across the country.” Eng Yarisow told reporters in a press release in Mogadishu today.Somalia police spokesman Col. Abdulahi Hassan Barise also spoke at the press release said the police will increase operations to patrol and guard the main streets in the capital.Meanwhile the police today banned holding illegal weapons from the citizens as security tightening measure.
WAR SAXAAFADEED SHIRKA JARAA'ID EE STATE OF HIGH ALERT
Shir-jaraa’id
(Muqdisho – Arbaco, 04 May 2011) Xukuumadda FKMG ah iyadoo ka duuleysa mas’uuliyadda ka saaran badbaadada shacabka, iyo Al-Qaeda oo la sheegayo inay damacsanyihiin inay u aaraan Hoggaamiyahoodii Osama Bin Laden ka dib markii la dilay iyo guul darooyinka joogtada ah ee kooxaha Al-Shabaab ayaa Xukuumaddu waxey sii dar-dar gelin doontaa howlaha sugida amniga.
Hay’adaha amniga ayaa tan iyo dilkii Osama Bin Ladan ka wada xaajoonayey saameynta ay keeni karto dilkiisa.
Haddaba Xukuumadda FKMG ah markii ay tixgelisay:
· Warbixinada dhanka amniga ah,
· Falalka naxariis darada ah ee laga filan karo kooxaha xag jirka ah ka dib markii la dilay hoggaamiyihii Al-Qaeda
· Dagaalada socda ee lagula jiro kooxda Al-Shabaab.
· Xaqiijinta ka imaneysa hay’adaha amniga ee ah inay jiraan falal ay damacsanyihiin kooxaha nabadiidka ah ee lagu waxyeeleynayo shacabka soomaaliyeed.
· Howlgalada socda ee lagu sugayo amniga dalka.
· Rabitaanka shacabka soomaaliyeed iyo sida ay ula safteen Dowladda FKMG ah oo horumar baaxad leh ka sameeyey dhanka amniga.
Xukuumadda FKMG ah waxey go’aamisey:
1. In Dalka la geliyo Heegan buuxa oo ah meeshii ugu sarreysey (State of High Alert).
2. In hay’adaha amniga ay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan sidii amniga loo sugi lahaa, loona dhaqan gelin lahaa feejignaan tii ugu sarreysey, iyadoo ciidanka la gelinayo heegan joogta ah.
Heegankan buuxa waxuu dar-dar gelin doona arrimahan:
1. In aan la oggalaan doonin dhammaan hubka sharci darada ah in wadooyinka lagu wato.
2. In la yareeyo socodka gaadiidka habeenkii waxii ka danbeeya 9pm, marka laga reebo kuwa sharciyeysan.
3. In Dib-u-habeyn lagu sameeyo ciidanka Dowladda.
4. In la sugo amniga goobaha shacabka ku sugan yihiin.
5. In Dowladdu ay dib gacanta ugu soo celiso magaalada Muqdisho.Dhammaan shacabka soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa inay la shaqeeyaan ciidanka amniga sugaya si looga hortago waxii keeni kara falal argagax ah ee ka yimaada Al-Shabaab.
-DHAMAAD-
Afhayeenka Xukuumada ahna Lataliyaha R.wasaaraha Eng. Yarisow

No comments:
Post a Comment